Daruuri jet

Daruuri jet Daruuri jet a branding and printing Company in Erigavo Sanag. It was established and started operations in 2021

Daruuri-Jet waxaad ka helaysaa dhamaan agabka daabacaadaha sida boodhadhka bili boodhka shaambadaha stikerska daabacaadaha garmaanta iyo dhamaan wixii la xidhiidha

27/08/2026

La kaasho Diyaarinta Xafladdaada Daruuri jet oo ku dammaashaad munaasibad qurux badan.

πŸ“’ OGEYSIIS MUHIIM AH – MACAAMIISHEENA QIIMAHA BADANFadlan nagala soo xidhiidha Numberkan Cusub, oo ah numbeka rasmiga ah...
22/08/2026

πŸ“’ OGEYSIIS MUHIIM AH – MACAAMIISHEENA QIIMAHA BADAN

Fadlan nagala soo xidhiidha Numberkan Cusub, oo ah numbeka rasmiga ah ee Shirkadda Daruuri jet
πŸ“ž 63 7775328 toos u wac ama ahaan u wac

πŸ’š Mahadsanidiin kalsoonida iyo taageerada aad mar walba na siiseen!**

Waxaannu ka qayb qaadannay Qurxinta iyo naqshadaynta Xafladda qalinjebinta Macaahidda Al-Khayr iyo Abubakar Siddiiq. Dar...
19/08/2026

Waxaannu ka qayb qaadannay Qurxinta iyo naqshadaynta Xafladda qalinjebinta Macaahidda Al-Khayr iyo Abubakar Siddiiq.

Daruuri jet u kaalay aad dookhaaga heshide

Qurxinta Xafladda Qalinjebinta Markaska   Daruuri jet la khaasho Qurxinta iyo Qorshaynta Xafladdaada.
11/08/2026

Qurxinta Xafladda Qalinjebinta Markaska

Daruuri jet la khaasho Qurxinta iyo Qorshaynta Xafladdaada.

Xafladda qalinjebinta Dufcaddii 16aad ee Machadka IBNU-KASIIR.Daruuri jet la kaasho qurxinta iyo qorshaynta xafladdaada ...
05/08/2026

Xafladda qalinjebinta Dufcaddii 16aad ee Machadka IBNU-KASIIR.

Daruuri jet la kaasho qurxinta iyo qorshaynta xafladdaada

πŸ† SAADAALI OO KU GUULAYSO $15🌍 FINAL WORLD CUP 2026πŸ‡¦πŸ‡· Argentina πŸ†š Spain πŸ‡ͺπŸ‡ΈMa kula tahay inaad si sax ah u saadaalin kart...
19/07/2026

πŸ† SAADAALI OO KU GUULAYSO $15
🌍 FINAL WORLD CUP 2026

πŸ‡¦πŸ‡· Argentina πŸ†š Spain πŸ‡ͺπŸ‡Έ

Ma kula tahay inaad si sax ah u saadaalin karto natiijada Final-ka Koobka Adduunka? Fursaddaada ka faa'iidayso oo ku guulayso $15 Cash! πŸ’΅βš½

πŸ“‹ Shuruudaha Ka Qaybgalka:

βœ… 1. Si sax ah u saadaali natiijada ciyaarta (Score-ka ugu dambeeya).
βœ… 2. Like garee Page-ka Daruuri Jet.
βœ… 3. Like garee postigan.
βœ… 4. Share garee postigan ka hor inta aysan ciyaartu bilaaban.

πŸ… Sida Guulaystaha Loo Dooranayo:
Qofka si sax ah u saadaaliya natiijada isla markaana buuxiya dhammaan shuruudaha ayaa noqonaya guulaystaha.
Haddii ay jiraan dad badan oo isla jawaabta bixiya, qofkii ugu horreeyay ee waqtiga ku soo dira saadaasha saxda ah ayaa ku guulaysan doona abaal-marinta.

⏰ Saadaalintu waxay xidhmaysaa marka ay ciyaartu si rasmi ah u bilaabato caawa.

Ka dhig ganacsigaaga mid la xasuusto πŸ“ Nagu soo booqo: Street 7, ErigavoπŸ“ž 065-9411589 | 063-4706406
06/07/2026

Ka dhig ganacsigaaga mid la xasuusto
πŸ“ Nagu soo booqo: Street 7, Erigavo
πŸ“ž 065-9411589 | 063-4706406

28/06/2026
SAADAALI OO KU GUULAYSO $10Shuruudaha :1- Si sax ah u saadaali natiijada ciyaarta2- Like garee Page-ka Daruuri jet πŸ‘3- L...
28/06/2026

SAADAALI OO KU GUULAYSO $10
Shuruudaha :
1- Si sax ah u saadaali natiijada ciyaarta
2- Like garee Page-ka Daruuri jet πŸ‘
3- Like garee PostigaπŸ‘
4- Share garee Postiga Ciyaarta ka hor.
Guulaystuhu waxa uu noqonayaa qof-ka buuxiya shuruudaha kor ku xusan.
Hadii hal qof in ka badan ay isku jawaab noqdaan, qofka ugu horeeya xaga wakhtiga ayaa guuleyste noqonaya.
Saadaalintu waxay dhamaanaysaa marka ay ciyaartu si toos ah u bilaabmato caawa.
See less

Address

Ceerigaabo
Erigavo
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daruuri jet posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daruuri jet:

Shortcuts

Share