16/04/2026
Amaro Culus' oo amli.
Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Degmada Gudmo Biyo Cas Salah Qasim Aden ayaa amaro Culus oo amli dul dhigay Gaadiidka ,Sherkedaha Dahabka iyo Haayadaha Madaxa banaan Waxana uu _ka warbixiyey Xaalada guud ee Degmadaasi.