Halmaal Media

Halmaal Media Halmaal Media is a Somalia based digital media company. Discovering Somali Culture, Business, Educat

24/04/2026

Tafsiir Gaagaaban ll Casharka 646aad ll Axzaab ll 49 - 50 || Sh. Dirir

23/04/2026

Kitaabka Al-waafi ee Bukhaari iyo Muslim || Casharka 22aad || Q.5aad || Sh. Dirir

22/04/2026

Tafsiir Gaagaaban ll Casharka 645aad ll Axzaab ll 40 - 48 || Sh. Dirir

21/04/2026

Kitaabka Al-waafi ee Bukhaari iyo Muslim || Casharka 22aad || Q.4aad || Sh. Dirir

20/04/2026

Tafsiir Gaagaaban ll Casharka 644aad ll Axzaab ll 36 - 39 || Sh. Dirir

πŸ‘ππŽπŽπ’ 𝐈𝐈𝐁 𝐀𝐇:- |Gaalkacyo|πŸ“π†πŽπŽππ“π€: Xaafad Israac, Agagaarka Isbitaalka Dhagacade β– CABBIRKA: 20Γ—20β– QIIMAHA: $ 18,000  wad...
20/04/2026

πŸ‘ππŽπŽπ’ 𝐈𝐈𝐁 𝐀𝐇:- |Gaalkacyo|
πŸ“π†πŽπŽππ“π€: Xaafad Israac, Agagaarka Isbitaalka Dhagacade

β– CABBIRKA: 20Γ—20
β– QIIMAHA: $ 18,000 wada hadal leh

WAA DHUL LEH:
βœ…οΈSharci leh βœ…οΈ damaanad leh

Faahfaahin nagala soo xidhiidh:
WhatsApp:
πŸ“ž+252 906 574 777

19/04/2026

Kitaabka Al-waafi ee Bukhaari iyo Muslim || Casharka 22aad || Q.3aad || Sh. Dirir

18/04/2026

Tafsiir Gaagaaban ll Casharka 643aad ll Axzaab ll 33 - 45 || Sh. Dirir

17/04/2026

Taliyaha Ururka Hanqar, Gashaanle Najiib Faarax Silig, ayaa si hufan oo xilkasnimo leh u fuliyay waajibaadkii qaran ee loo igmaday, isaga oo ciidamo ka tirsan ururka Hanqar ku wareejiyay dugsiga tababarka ee Jenaraal Gariin.

Taliyaha ayaa tallaabadan ku fuliyay amar ka soo baxay Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, iyo Taliyaha Ciidanka, Jenaraal Aadan Cabdi Xaashi, kuwaas oo ku aaddanaa xoojinta iyo dib-u-dhiska ciidanka.

Ciidankan la wareejiyay ayaa noqday kuwii ugu horreeyay ee si rasmi ah uga xarooda xerada dugsiga Jenaraal Gariin, taas oo muujinaysa dadaalka iyo kartida hoggaamineed ee Taliyaha Ururka Hanqar, Gashaanle Najiib Faarax Silig.

Tallaabadan muhiimka ah waxay qeyb ka tahay horumarinta iyo tayeynta ciidanka, iyadoo lagu bogaadinayo Taliyaha sida uu uga go’an yahay fulinta awaamiirta sare iyo ka shaqeynta amniga iyo xasiloonida guud ee Puntland.

16/04/2026

Kitaabka Al-waafi ee Bukhaari iyo Muslim || Casharka 22aad || Q.2aad || Sh. Dirir

16/04/2026

Tafsiir Gaagaaban ll Casharka 642aad ll Axzaab ll 28 - 32 || Sh. Dirir

12/04/2026

Kitaabka Al-waafi ee Bukhaari iyo Muslim || Casharka 22aad || Q.1aad || Sh. Dirir

Address

Galcom Street, Israac
Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halmaal Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share