Abdirahman Enterprise Page

Abdirahman Enterprise Page walaalayaal aynu gacmaha isqabsano

03/03/2024

Small actions can lead to big changes. Yours !

walaalayaal aynu gacmaha isqabsano

Waxaan tacsi tiranyoleh laqabsanayaa dhamaan heladii iyo qarabadii uu katagay xaaji abdullahi (wardheere)  runtii way it...
03/03/2024

Waxaan tacsi tiranyoleh laqabsanayaa dhamaan heladii iyo qarabadii uu katagay xaaji abdullahi (wardheere) runtii way itaabatay geeridan allaha unaxariisto marxuumk.😭😭😭😭😭😭😭

03/03/2024

Gabadhaan walaasheena runtii masha'allah waxa ay kudhiiratay wax ibadan oo inagamida anu ilowsanahay oo ah afurinta walaalaheen marka wllayal anukaqabqaadano hadaynaan waxba u awoodin ugu yaraan ayukutageerno wanaga aysamaynayso

30/04/2023

Waxaan aad ulayaabay caawa waxan sheko kukeenay anagoo dhalinyaraa ALSHABAAB naycayb aan uqabo waan caayey wayo waxanka aaminsanahay inay yihiin shayadiin. Waxanse layabay ismanalahay inuujiro qof somali ah oon kudhiirankarin caydooda. baqdinlagaqabo dadkas war somaliyey sida isudhaama naftana Allah yaaleh intaad cabsi kunolanlahaydeen gobanimo kunolaada oo kiina uguyar ugu yaran niyada hakanaco

17/05/2022

Waxaan dhamaan bulshada somaliyeed ogaysinaynaa in abdirahman enterprise uu xarumo mudo lawada sugayey uu kafuray somalia.

Dhaman umada somaliyeed kusodhawaada abdirahman enterprise page
17/05/2022

Dhaman umada somaliyeed kusodhawaada abdirahman enterprise page

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252905581155

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Enterprise Page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdirahman Enterprise Page:

Share