Anfac Law Firm

Anfac Law Firm welcome to Anfac law firm you can get any legal services like consultant legal representation and its.

Muwaadin ma ogtay qalinka Qareenka inuu Xaqaaga si fudud kugu gaarsiinkaro.Dooro saxiib sharci oo shirkaddaada ku haboon...
15/02/2026

Muwaadin ma ogtay qalinka Qareenka inuu Xaqaaga si fudud kugu gaarsiinkaro.
Dooro saxiib sharci oo shirkaddaada ku haboon.
Anfac Law Firm
Waxaan nahay la-hawlgalayaasha ugu Haboon shirkaddaada.

09/12/2025

U adeegidda Bulshada waa waajib keena maalinlaha ah gaar ahaan marka ay joogto qof danyara oo u baahan caawimaad sharci oo lacag la'aan ah.

   Sarayta Sharciga waa mabda' asaasiya oo dawlad nimada iyo nolosha bulshada isku xirkeeda muhiim u ah.Somalia dastuurk...
29/10/2025


Sarayta Sharciga waa mabda' asaasiya oo dawlad nimada iyo nolosha bulshada isku xirkeeda muhiim u ah.
Somalia dastuurkeeda wuxuu sibuuxda u damaanad qaadayaa saraynta sharciga iyo dhawritaanka xuquuqda aadanaha.

Macnaha saraynta sharciga.
Si kooban waxaan dhihi karnaa waa marka amarka sharciga aysan jirin cid hor istaagi karta.
Lana fuliyo amarkasta oo leh tilmaan sharci ayna shaqayso dhawrista xuquuqda muwaadinka iyo u hogaansanaanta sharciga.

22/10/2025

Sharciga waa xooga dulmanaha waana jaranjara aad Xaqaaga ku gaari karto Muwaadin.

Ku soodhawow Shirkadda Qareennada iyo la talinta sharciga ee Anfac Law Firm WhatsApp. https://wa.me/+252613741177 .........
19/10/2025

Ku soodhawow Shirkadda Qareennada iyo la talinta sharciga ee Anfac Law Firm
WhatsApp. https://wa.me/+252613741177 ..............................................................

Garaagka Garsooraha iyo maamulidda Dareenka (judge intelligence and emotional control)Garsooraha wuxuu gundhig u yahay C...
02/05/2025

Garaagka Garsooraha iyo maamulidda Dareenka (judge intelligence and emotional control)

Garsooraha wuxuu gundhig u yahay Caddaalad holiday bulshada dhanka dhacdooyinka iyo noloshaba,
Waana inuu ahaadaa qof dhexdhexaada sida uu Dastuurka damaanad qaadayo Shareecada Islaamkuna ay shardisay,
Haddii uu noqdo Garsooruhu mid ku saamooba dhacdooyinka hortiisa ka dhaca waxaa lumaya waa jibka Dastuurigaa ee saarnaa oo ahaa inuu qaado Gar Caddaalad ah kaliya sharcigana uu u hogaansamo,
Sidaasi darteed Garsooraha waa inuu ahaa daa qof dagan ficilo aysan ku jirin maaraynkara xanaaqiisa iyo Dabeecaddiisa gaarkaa marna bulshada aan tusal inuu xanaaqay.

Haddii lawaayo tilmaamaha sare waxaa lawaynayaa Caddaaladda bulshada.

18/11/2023

Dacwo ........................
Waxaa loo qaybiyaa dhawr nooc
Sida
A. Ciqaam
B. Madani
C. Shaqaale
D. Maamul
E. Dastuuri
Waamarka lajoogo xeerka nidaamka Garsoorka Somalia iyo Xeerarka kale ee Soomaaliya uyaala.
Waxaan u qeexaynaa
Sikooban midwalba oo kamida.

Asc Dhamaan asxaabta Waxaan jeclays tay inaan halkaan kusoo GudbiyoQormo kahadlaysa GBV (GENDER BASED VOILENCE) Tacadiga...
27/10/2022

Asc Dhamaan asxaabta
Waxaan jeclays tay inaan halkaan kusoo Gudbiyo
Qormo kahadlaysa GBV (GENDER BASED VOILENCE) Tacadiga Jinsiga kusalaysan
Waxaan uga hadlidoonaa
1.Shareecada islaamku maxay kaqabtaa?
2.Xeerarka Wadan keena maxay kaqabaan iyo kuwacaalamiga ah?
3.Bulshadu Maxay ka aamin sanyihiin seebuu se uga dhexdhacaa bulshadeena intee nuuc Bulshadeena kadhexdhaca?
4.See loo maa reeyaa marka GBV dhaco?

Waxaan kaga jawaabidoonaa su'aalahaan iyo kuwakaleba tixanahayga insha allah

Qore Abukaate Sadiiq
Adv Sadiq Geedi

GBV (GENDERBASEDVOILENCE)
Tacadiga jinsiga Qaybta 1aad

Uguho horaynwaxaan Qeexaynaa waxa uuyahay GBV
GBV waa tacadi kusalaysan Jinsi (sida haween iyo rag ama koox gaara)
Tacdigaas oo qof sitoosa lid ugu ah
Wuxuuna noqon karaa noocyadaan
1.waxyeelo nafsi ah psychological harm
2. Waxyeelo jireed physical harm
3.waxyeelo jinsi ah Sexual abuse
4.waxyeelo nafeed assault

Wuxuuna inta badan kudhacaa kooxo Gaara sida
Dumarka
Caruurta
Barakacayaasha
Qaxootiga
Dadka laga badanyahay
Dadka dhaqaalaha yar (poor people)

Dhibaatooyinka kayimaada marka uu Qofku lakulmo tacadiyadaan midkamida ama dhamaan
Waxaa kamida kuwaan
1. Niyadjab
2. Faraca aan loobaahnayn (uur)
3. Cudur faafa sida HIV
4. In qofku nafta isdhaafsho
5. Waali
6. Bulshada qofku inuu kata koormo
7. iyo wixii lamida intaas

Qaybta xigta waxaan uga hadlidoonaa maxay shareecadu arintaan kaqabtaa iyo Qawaaniinta guud ahaanba
insha allah

W/Q Abukaate Sadiq
Fikradaada waanoo muhiim and

02/08/2022

Marka lajoogo sugitaanka docomentiga waxaa jira shuruudo ay muhiim tahay warqadaas inay buuxiso shuruudahaas way kusheegan yihiin Xeerka Madaniga Iyo Xeerarka kale ee ka hadla docomentiga sida sharciga Dhulka Kan Nootaayada iwm

Sugnaanta milkiyadda maxkamadda Horteeda 1.Document Hay'ad la'aqoon sanyahay 2. Marag Sharciga waa faqsan 3.Qiraal uu bi...
15/07/2022

Sugnaanta milkiyadda maxkamadda Horteeda 1.Document Hay'ad la'aqoon sanyahay
2. Marag Sharciga waa faqsan
3.Qiraal uu bixiyo qofka dacwadu lidka kutahay
4.Dhaar
Afartaan midkasta faaladeeda sharciga ah waan soo raacin doonaa si tixane ah halkaan kala soco imsha allah

Address

Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Anfac Law Firm posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Anfac Law Firm:

Share