31/12/2022
📌 Iska Faakihayso
1. Waxa ay odhan jiren dadkeenii h**e ee fiicnaa " Raaxo Raaxo laguma gaadho", " Qofka raaxaystaa hadhow Raaxo ma helo" "التعب بعد Ø§Ù„Ø±Ø§ØØ©"
arrintaasina waa dhab aduun iyo Aakhiroba.
2. Nin ayaa la weydiiyey
- Ilaa goorma ayaad sidan naftaada u daalin doontaa?
- Waxa uu ku jawaabey " Raaxadeedaan raadinayaa"
3. Waxa la isku raacey in wax kasta oo weyn ay tahay in aad u raafaadid una dhabar adeygtid, Janadana ku dhahoo, oo waxa lagu deyrey janada wax kasta oo ay naftu dhibsato, naartana waxa xayndaab u ah wax kasta oo ay jeceshahay naftu.
4. Ogow Dhibta iyo Rafaadku uu tegi, waxaa aanad goosan doonta midhihiisa waqti kale, halka caajis badanaha dhib oo dhami u hadhsantahay.