28/10/2024
Adeegyada shirkadda Golis dhammaantood waxay ka baxeen hawada - Si gaar ah adeegeeda SAHAL, taas oo keentay khalkhal nolosha bulshada la daala dhacayay la dagaalanka wakhtiga adag ee xilligan.
Maxaa dhacaya haddii uu maalmo uu adeega SAHAL hawada ka maqnaado.
Shirkadda Golis waxay si xushmad leh uga raalli-gelinaysaa macaamiisheeda uu saameeyay hakadkii ku yimi qayb kamid ah adeegyadda shirkadda magaalooyinka qaarkood. Mahadsanidiin