Oday Galinsoor

Oday Galinsoor plz wll follow and like

16/03/2026

Ciidanka Xoogga Dalka somali🫡

03/03/2026

Degmada Gelinsoor Ee Gobolka Galgaduud, Galmudug Somalia.

06/11/2025

Mudo 15 Sano shukansigayga wuxuu dhafi la ahay " Bbe masojeda "💔😀

06/11/2025

Ciidan CXD guulaysta ✅️

06/11/2025

''Aniga ha ila hadlin gabar ayaan ku doonayaa o kula hadashe''Dagaal afka oo dhexmaray Faroole iyo Sareedo jayte kaaso la xariira Garoonka Diyaaradaha magaalada Boosaso

06/11/2025

Cawa igu qaata👌😁

28/10/2025

Mogdisho waa Save

28/10/2025

“Wax lacag lasiiyay lajirto Muwaadinka”Madaxa Dhulka Dowladda hoose ee Degmada GAROWE

10/10/2025

Cagaf gacmeheena ayaa noo ah ayay taaganyihiin Reer Siinaay.!

10/10/2025

Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Galinsoor Farxaan Cismaan Maxamed Iyo Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Maxamed Bashiir Xaashi ayaa si weyn ola hadlay galabta dhammaan bulshada Degmada Galinsoor.

Sidookale waxay dhiiri galiyeen dhalinyarada sida is xilqaanka ah oga shaqeyneysa bilic soocelinta Degmada Galinsoor.

Radio Galinsoor

Maanta oo ay taariikhdu tahay 09/10/2025 Maamulka Degmada Galinsoor iyo Ururka dhalinyarada iyo qeybaha kala duwan ee bu...
09/10/2025

Maanta oo ay taariikhdu tahay 09/10/2025 Maamulka Degmada Galinsoor iyo Ururka dhalinyarada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Degmada Galinsoor ayaa qeyb la taaban karo kaqabtay bilic sara u qaadidda Degmada Galinsoor.

Dhalinyarada ayaa maalmihii dambe ka waday shaqo is xilqaan ah oo Degmada lagu hormarinaayo ayaga oo maalinba maalinta ka dambeysa qaadaaya talaabo wax ku ool ah.

Ururka dhalinyada Degmada Galinsoor ayaa go'aan ku qaatay is badal dag dag Insha Allah.

Radio Galinsoor

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252682547871

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Oday Galinsoor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Oday Galinsoor:

Share