Abdiqadir mohamed

Abdiqadir mohamed β€œ π‘Όπ’ˆπ’– π’Šπ’Žπ’π’π’˜ 𝑡𝒂𝒔𝒉𝒂𝒂𝒅 𝑸𝒖𝒓𝒙𝒐𝒐𝒏 β€œ vidoe gaming

01/03/2026

Allahu Akbar πŸ₯Ί

19/02/2026
19/02/2026
19/02/2026
Waxaa laga yaabaa inaad keligaa tahay, laakiin marna iyada oo kale ma tihid.😒Bishii Disembar 2003, Joyce Vincent waxay k...
13/06/2025

Waxaa laga yaabaa inaad keligaa tahay, laakiin marna iyada oo kale ma tihid.😒

Bishii Disembar 2003, Joyce Vincent waxay ku geeriyootay gurigeeda oo ku yaalla waqooyiga London, waxaana ay u badantahay in geerideeda ay sabab u ahayd cudurka xiiqda ”Asthma” oo ay lahayd.

Telefishinkeedu wuu shidnaa, kirada gurigana si automatic ayay uga go’ysay account-keeda bangiga.

Usbuucyo, bilo iyo sannado ayay mayd ku ahayd gurigeeda, cidina isma waydiin. Gurigeeda urta kasoo baxaysay waxa loo sababayn jirey inay tahay ur ka imanaysa taangiyada qashinka oo u dhawaa.

Ugu dambayntii, lacagtii bangiga Joyce way dhammaatay. Mulkulihii gurigeeda ayaa bilaabay inuu u diro digniino lacag bixin ah, laakiin cidina umay soo jawaabin.

In ka badan lix bilood markii aan kiro la bixin, ayuu dacweeyay, maxkamadduna waxa ay soo saartay amar guri ka saaris ah. January 2006, markii gurigeeda la yimi si looga saaro, ayaa lala kulmay qalfoofkeedii. Joyce Vincent waxay mayd ahayd markaas muddo ka badan laba sano.😞

Address

Bulsho
Garoowe

Telephone

+252906147202

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdiqadir mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdiqadir mohamed:

Share