Birta dheer production

Birta dheer production Somalia

πŸ‘€πŸ‘€πŸ‘€πŸ‘€πŸ‘€
23/10/2024

πŸ‘€πŸ‘€πŸ‘€πŸ‘€πŸ‘€

Galabta casar liqii goraan caraabo  aha waxaan ugadhaan oo aan garan wayay ku arkay  dooxada dacal madow oo u dhaxaysa b...
22/10/2024

Galabta casar liqii goraan caraabo aha
waxaan ugadhaan oo aan garan wayay ku arkay dooxada dacal madow oo u dhaxaysa bilcilo iyo gosanwayne oo u dhow degmada awrbogays ee ka tirsan degmada laascanood ee xarunta gobolka sool
Marka cidii garanasa hanala wadaagto

Puntland security
01/08/2023

Puntland security

01/08/2023

Sanad Guuro wanaagsan Shacabka Puntland meelkastaad joogtaan.
πŸ‡ΈπŸ‡±πŸ‡ΈπŸ‡΄

05/07/2023

Laamigan Maaha Amerika iyo yurub
Lkn waa puntland garowe to galkacyo

15/06/2023

"Isma huri karnoo
Hilbo wada dhashiyo
Hayb qudhaynu nahay." Heestan ayaa caawa Garowe ka daaran.

15/06/2023

jilib culusta siyasadeed ee beelaha harti wayne gulaysta

Waxaan halkaan hambalyo duco iyo bogadin uga dirayaa dhamaan ardayda reer puntland ee bari subax u farisanaya imtixaan k...
09/06/2023

Waxaan halkaan hambalyo duco iyo bogadin uga dirayaa dhamaan ardayda reer puntland ee bari subax u farisanaya imtixaan ka shahadiga ee dugsiyada sare iyo dhexe ilaahy ha idiin fududeeyo imtixaan ka aduun iyo midka akhiroba Waxaan idiin rajayn guul horumar insha allh

04/06/2023

Baadida geela weeye ( qariyoow lagaa qari) barnaamijyo googoosa.

25/05/2023

Dadweynaha reer puntland ayaa saka 30 degmo u dareeray si ay codkooda u dhibtaan oo u doortan urur kay rabaan waana guul ay puntland gaartay wana rajaynaya inay somaalia oo dhan gaari doonto

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Birta dheer production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share