Kowkab Media Initiative

Kowkab Media Initiative Marketing Through Video & Design πŸŽ₯🎨

06/02/2026

Nalasoo xiriir Kowkab Media Initiative

20/01/2026

Waxaan kala shaqaynay Himilo Microfinance Somalia sheeko ku saabsan hooyo Muraayad oo ay himilo u maalgalisay ganacsigeeda.

Ka Kowkab Media Initiative ahaan waxa naga go’an in aan ku sameeno muuqaalo iyo sheekooyin xiiso leh oo ganacsigaga iyo organization kor u qaadaya.

Kawkab Media Initiative, in collaboration with Maandeeq Agency, worked on this project for Himilo Microfinance.

13/01/2026

Ma jirta wax aad yaraantaadi aminsanayd oo hada la yaabtid

πŸš€ Waxaanu khibrad u leenahay in aanu duulino ganacsigaaga!Noo dooro si aan iftiimino ganacsigaaga, u soo bandhigno sheek...
12/01/2026

πŸš€ Waxaanu khibrad u leenahay in aanu duulino ganacsigaaga!

Noo dooro si aan iftiimino ganacsigaaga, u soo bandhigno sheekooyinkaaga, una gaarsiino macaamiisha si muuqaal iyo hal-abuurnimo leh.

KOWKAB waxay kuu qabanaysa adeegyadan soo socda sida muuqaalo, Naqshado, iyo sheeko curin ka dhigaysa ganacsigaaga mid xusuus mudan oo koraya.

✨ Hadda nala soo xiriir oo aan kor u qaadno ganacsigaaga !

Whatsapp: https://wa.me/+252905719024
Tiktok: https://www.tiktok.com/?_r=1&_t=ZM-930LYHiS9LI

11/01/2026

Hadii ganacsigu kaa hurdo πŸ“‰Nala soo xiriir si an kugu kicino una iftiimino ganacsigaga πŸ“ˆ πŸ₯°

05/01/2026

Ganacsigaagu ma liito laakiin suuq gayntiisa ayaa aad u hoosaysa

02/01/2026

Something big is coming 😱

Address

Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kowkab Media Initiative posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share