Maregta Nugaal

Maregta Nugaal wellcome

01/10/2022

Sareeyo Guuto FARXAAN MAXAMUUD AADAN (Qaroole)
alle haku naxariisto wuxuu ahaa nin dhalinyaro ah oo Halyey Ah

Wasiirkii h**e ee Maaliyadda dowladda Puntland Xasan Shire Abgaal ayaa lagu wadaa in uu xilka wareejiyo Khamiista todoba...
27/09/2022

Wasiirkii h**e ee Maaliyadda dowladda Puntland Xasan Shire Abgaal ayaa lagu wadaa in uu xilka wareejiyo Khamiista todobaadkan.

Wasiir Xasan Shire ayaa lagu tilmaama mas'uulkii ku guulaystay dhismaha Ciidamada Puntland iyo joogtaynta mushaharka shaqaalaha iyo ciidamada.

Sidoo kale waxa lagu xasuusta in mudadii uu xilka joogay ay wasaaradda Maaliyadda Puntland bixisay kharashka dhismaha jidadka gaar ahaanna dib u-dayac-tirka Laamiga dheer ee Boosaaso iyo Gaalkacyo.

Puntland Post.

Allah ha u naxariistee waxa hadda geeriyooday Caalimkii weynaa ee Sheekh Yuusuf Al-Qardaawi, sida ay baahisay Warbaahint...
26/09/2022

Allah ha u naxariistee waxa hadda geeriyooday Caalimkii weynaa ee Sheekh Yuusuf Al-Qardaawi, sida ay baahisay Warbaahinta Aljazeera.

Sheekha ayaa ka mid ahaa culimadii ugu saamaynta badnayd Caalamka Islaamka isaga oo qoray kutub aad u badan. Sidoo kale wuxuu si weyn uga hadli jiray arrimaha ka taagan Dunida Islaamka.

Sheekh ayaa geeriyooday maanta oo Isniina xilli da'diisu ahayd 96 sano.

Johanathan Starr, aasaasihii Dugsiga Abaarso iyo Jaamacadda Barwaaqo ee Hargeysa ayaa qaatay Diinta Islaamka, waxana Sha...
25/09/2022

Johanathan Starr, aasaasihii Dugsiga Abaarso iyo Jaamacadda Barwaaqo ee Hargeysa ayaa qaatay Diinta Islaamka, waxana Shahaadada loogu qabtay Masjid.

Dadkii Masjidka ku sugnaa ayaa markii shahaada loo qabtay ku dhawaaqay Allaahu Akbar.

Dugsiga Abaarso iyo Jaamacadda Barwaaqo ayaa muddo lagu eedaynayay in ay fidiyaan waxyaabo liddi ku ah Diinta Islaamka.

Xildhibaan “indho indho”
25/09/2022

Xildhibaan “indho indho”

Xajka sannadka 2023 wuxuu ku beegan yahay maalmaha xorriyadda Soomaalida; wuxuu bilaabanayaa 26-ka Juun, wuxuuna dhammaa...
25/09/2022

Xajka sannadka 2023 wuxuu ku beegan yahay maalmaha xorriyadda Soomaalida; wuxuu bilaabanayaa 26-ka Juun, wuxuuna dhammaanayaa 1-da Luulyo. - Maxa laga filan karaa

25/09/2022

DAAWO: Raisulwaare Xamse oo khadka si toos ah ula hadlaya qaar ka mid ah saraagiisha ku Sugan Jiidaha h**e ee Dagaalka

25/09/2022

Gabdho ka tirsan Ciidanka Xooga dalka soomaaliyeed oo ku wajahan Jiida h**e Ee “Dagallka ka dhanka ah al-Shabaab”

25/09/2022

“waxaan Goob joog u ahaa mid ka mid ah saxibaday oo Is qarxinaya”

nugaal
15/09/2022

nugaal

Address

Nugaal
Garowe
1234

Telephone

+252907217586

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maregta Nugaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maregta Nugaal:

Share