27/06/2022
Machadka Weirah Digital Technologies Institute wuxu ogaysiinaya dhammaan bahda waxbarashada jecel in xaruntu ay bilabeyso dufcad ama batch cusub koorsada Digital Marketing-ka ah:
✅ Digital Marketing Course.
☑ Mudada Tababarka: 2 bilood / 4 bilood / 6 bilood (qofka kala dooranaya).
☑ Waqtiga Tababarka: 4PM - 6PM / 6PM - 8PM / 8PM - 10PM (qofka kala dooranaya).
☑ Luqada uu Tababarka ku Baxayo: English iyo Somali (qofka kala dooranaya).
☑ Diwan Galinta: Isdiiwaangalintu waxay ku eg tahay 10-July 2022.
Linkiga hoose iska diiwaangeli:
https://forms.gle/HdfyFqqUhpa9MY98A
☑ Qaabka Koorsada: Koorsada wexey ku baxeysa labo siyaabood, Qaab Online ah (Live Zoom Class) Ama Qaab Offline ah (oo ka baxaya xarunta machadka ee magalada Garowe) qofka qaabka uu rabo buu dooranaya.
Ka faa'idaysi wanaagsan.