Milgojet Printing

Milgojet Printing Let us improve your business with creative ideas

23/03/2026

MAGACAABIS RASMI AH

Dhamaan macaamiisheena sharafta leh, howlwadeennada, suppliers-ka, iyo hay’adaha kala duwan ee shirkaddu la shaqeyso waxaa lagu wargelinayaa in laga bilaabo maanta si rasmi ah loogu magacaabay Khaalid Axmed Geeddi jagada Madaxa Fulinta Howlaha shirkadda (Operations manager).

Mas’uulkan cusub wuxuu qaabilsanaan doonaa isku-dubaridka iyo hagidda howlaha maalinlaha ah ee shirkadda, si loo hubiyo in adeegyada iyo shaqooyinka shirkaddu u socdaan si hufan, nidaamsan, isla markaana waafaqsan himilada iyo qorshayaasha shirkadda.
Sidaa darteed, dhammaan dhinacyada ay khusayso waxaan ka codsanaynaa inaad si dhow ula shaqeysaan, isla markaana siisaan wada-shaqayn buuxda iyo qadarin ku aaddan mas’uuliyadda iyo xilka loo igmaday.

Mahadsanidiin.

Address

Mogadishu
Garowe

Telephone

+252905227395

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Milgojet Printing posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Milgojet Printing:

Share