Galayr Digital

Galayr Digital At Galayr Digitech, we specialize in digital marketing services ๐Ÿ“ˆ, event management ๐ŸŽ‰, and digital design ๐ŸŽจ.
(25)

23/05/2026

Kaalay aynu Xafiiskaga si Heersare ah Kugu Qurxine

30/04/2026

Shaqo Hagar laโ€™aan Ah iyo Hal abuur Muuqda

29/04/2026

Product Packaging

25/04/2026

Balantenu Waa Waxqabad ay natiijadisu muuqato marwalba

22/03/2026

Kusoo dhawaada Galayr Digital hoyga daabacada iyo Suuq-genta Casrigaa

Hadad u baahan tahay Adeegan naga la soo xiriir:
GALAYR DIGITAL โ€“ GAROOWE
Waxaan kuu haynaa adeegyo oo ku dhisan aqoon iyo naxariis.
๐Ÿ“ Location: Garoowe, 30-ka, kasoo horjeedka Gava House
๐Ÿ“ž Contact: 907482001, 907482003
๐Ÿ”—907 482 001
๐Ÿ“ฉGalayr Digital - waa xarunta adeegyada Daabacada & Suuq-geynta casrigaa ee Gayiga Puntland

Shirkada Galayr Digital waxay ku haysaa adeega samaynta ALUMINIUM CLADDING DECORATION ku haboon Goobtaada Ganacsi. kaaso...
21/03/2026

Shirkada Galayr Digital waxay ku haysaa adeega samaynta ALUMINIUM CLADDING DECORATION ku haboon Goobtaada Ganacsi. kaasoo kor u qaadaya Bilicda iyo Qurxinta Goobtaada.

Hadad u baahan tahay Adeegan naga la soo xiriir:
GALAYR DIGITAL โ€“ GAROOWE
Waxaan kuu haynaa adeegyo oo ku dhisan aqoon iyo naxariis.
๐Ÿ“ Location: Garoowe, 30-ka, kasoo horjeedka Gava House
๐Ÿ“ž Contact: 907482001, 907482003
๐Ÿ”—907 482 001
๐Ÿ“ฉGalayr Digital - waa xarunta adeegyada Daabacada & Suuq-geynta casrigaa ee Gayiga Puntland

๐„๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐‘๐€๐Š Dhamaan Shaqaalaha iyo Hawl-wadeenada Shirkada Dabaacada iyo Suuq-geynta Casrigaa ee Galayr Digital waxay id...
19/03/2026

๐„๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐‘๐€๐Š
Dhamaan Shaqaalaha iyo Hawl-wadeenada Shirkada Dabaacada iyo Suuq-geynta Casrigaa ee Galayr Digital waxay idiin ku
Hambalyaynayaan Farxada Ciida Carafa.

Xadiiskan wuxuu muujinayaa in Ramadaanku yahay bil barako iyo naxariis leh. Albaabbada Jannada oo la furo waxay ka dhiga...
06/03/2026

Xadiiskan wuxuu muujinayaa in Ramadaanku yahay bil barako iyo naxariis leh. Albaabbada Jannada oo la furo waxay ka dhigan tahay in fursadaha khayrka iyo ajarka ay aad u badan yihiin, halka shayaadiinta la xirayna ay fududeyso in qofku cibaadada ku dadaalo.
Galayr Digital

5-Arimood oo kor u qaada Ganacsiga ๐Ÿ) ๐’๐ฎ๐ฎ๐ช-๐ ๐ž๐ฒ๐ง ๐ˆ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐ข ๐š๐ก (๐’๐ญ๐ซ๐š๐ญ๐ž๐ ๐ข๐œ ๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ๐ข๐ง๐ )๐Ÿ) ๐€๐๐ž๐ž๐  ๐Œ๐š๐œ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ข๐ฅ ๐‡๐ž๐ž๐ซ ๐’๐š๐ซ๐ž ๐š๐ก (๐‚๐ฎ...
03/03/2026

5-Arimood oo kor u qaada Ganacsiga

๐Ÿ) ๐’๐ฎ๐ฎ๐ช-๐ ๐ž๐ฒ๐ง ๐ˆ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐ข ๐š๐ก (๐’๐ญ๐ซ๐š๐ญ๐ž๐ ๐ข๐œ ๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ๐ข๐ง๐ )
๐Ÿ) ๐€๐๐ž๐ž๐  ๐Œ๐š๐œ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ข๐ฅ ๐‡๐ž๐ž๐ซ ๐’๐š๐ซ๐ž ๐š๐ก (๐‚๐ฎ๐ฌ๐ญ๐จ๐ฆ๐ž๐ซ ๐„๐ฑ๐ฉ๐ž๐ซ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž)
๐Ÿ‘) ๐“๐š๐ฒ๐จ ๐‰๐จ๐จ๐ ๐ญ๐จ ๐š๐ก (๐‚๐จ๐ง๐ฌ๐ข๐ฌ๐ญ๐ž๐ง๐ญ ๐๐ฎ๐š๐ฅ๐ข๐ญ๐ฒ ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ซ๐จ๐ฅ)
๐Ÿ’) ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐’๐š๐ฑ ๐š๐ก (๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐ƒ๐ข๐ฌ๐œ๐ข๐ฉ๐ฅ๐ข๐ง๐ž)
๐Ÿ“) ๐‡๐š๐ฅ-๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐Š๐š๐ฅ๐š-๐๐ฎ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ง๐ฌ๐ก๐จ (๐ˆ๐ง๐ง๐จ๐ฏ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง & ๐ƒ๐ข๐Ÿ๐Ÿ๐ž๐ซ๐ž๐ง๐ญ๐ข๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง)

ุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽDhamaan Bahda Galayr Digital hawl-wadeenadeeda kala duwanwaxay ka Tacsi-yeeyn...
01/03/2026

ุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ

Dhamaan Bahda Galayr Digital hawl-wadeenadeeda kala duwan
waxay ka Tacsi-yeeynayaan Geerida ku timi Hooyo Saynab
oo ah Maamulaha shirkada Galayr Digital ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐จ๐ฎ๐ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ (๐†๐š๐š๐ฅ๐๐ข๐ฅ๐ž) hooyadii oo xalay ku geeriyootay Magalaada Garowe.

Dhamaan Bahda Galayr Digital qeybaheeda kala duwan waxay u ducaynayaan Marxuumada yadoo ilahay u waydinayaa inuu Qabriga u Waasiciyo, KitaabkanaMidigta uga dhibo, Suโ€™aalaha Qabrigana u fududeeyo.

โ€ฆ AAMIN AAMIN AAMIN ...

Address

Jidka 30Ka. Opp, Gava House
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galayr Digital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share