Abdirisak Taki

Abdirisak Taki I am a Sports Journalist, Historian, and Commentator who believes every match has a deeper story.

My passion is unearthing these narratives, connecting legendary pasts to present-day dramas.

24/05/2026

Sheekooyinka cajiib ka ah ee maalinta ugu danbeysa horyaalka Premier League kal ciyaareedkan 2025/26.

20/05/2026

Waa kuwee safkii ugu fiicnaa horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan 2025/26?

20/05/2026

22-sano oo sugitaan ah kadib Arsenal ugu dambeyn waxay jebisay abaartii Premier League! 🔥🏆 Mikel Arteta iyo oraahdii “Trust The Process” waxay noqdeen sheeko guul, dulqaad iyo dib-u-dhis taariikhi ah. ❤️🤍
https://www.youtube.com/

Hambalyo marka h**e taageerayaasha Arsenal guusha weyn ee timid kadib 22-sano oo dulqaad ah.Intaas kadib waxaan soo wada...
20/05/2026

Hambalyo marka h**e taageerayaasha Arsenal guusha weyn ee timid kadib 22-sano oo dulqaad ah.
Intaas kadib waxaan soo wadaa sheekada oraahdii guuleysatay ee Arteta "Trust the process", diyaar ma tihiin?

19/05/2026

Tani waa sheekada Dembélé iyo Upamecano oo ah saaxiibo wadaaga mid kamid ah sheekooyinka ugu cajiibsan ee kubadda cagta.
https://www.youtube.com/

17/05/2026

Michael Olise – Wiil ku dhashay London oo England iyo kooxo badan diideen, balse ugu dambeyn noqday mid ka mid ah xiddigaha ugu waaweyn Bayern Munich iyo xulka France.
https://www.youtube.com/

17/05/2026

Xabi Alonso oo Stamford Bridge ka bilaabaya mashruuc weyn oo guulo iyo awood leh.

13/05/2026

Arsenal vs PSG: Kuwani waa go'aano adag oo guusha sababi kara ka hor finalka Champions League.
https://www.youtube.com/

50K Followers! 🎉🔥50k oo kulligood bah ciyaareed ah ayaa page-kan camiray. Keli, keli ayaan idiinku mahadnaqayaa jaallaya...
12/05/2026

50K Followers! 🎉🔥

50k oo kulligood bah ciyaareed ah ayaa page-kan camiray. Keli, keli ayaan idiinku mahadnaqayaa jaallayaal.

Waxaan sii wadi doonaa inaan joogto idiin la wadaago sheekooyinka, falanqeynta iyo wararka ugu xiisaha badan ciyaaraha. ⚽🎙️

12/05/2026

Luis Enrique wuu ku saxnaa aragtidiisa Mbappé balse qofna ma dhageysan, sanado kadibna Real Madrid ayaa la dhibtoonaysa.
https://www.youtube.com/

12/05/2026

Haddii aad tahay taageere Arsenal, waxaad taagan tahay meel aad taariikh ku sameyn karto.

Address

Garowe
252907-767114

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirisak Taki posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdirisak Taki:

Share