05/03/2026
π Asc akhyaarta β Ramadaan Mubaarak!
Waxaan si gaar ah ugu hambalyeynaynaa dhammaan dhalinyarada ku xiran baraha bulshadeena. Muddo dheer waxaad naga codsanayseen Chess Board dhamaystiran, ugu dambayn waan idiin keenay! βοΈ
Haddii aad jeceshahay Chess ama aad rabto inaad maskaxdaada horumariso bisha barakeysan ee Ramadaan, fursaddan ha seegin. Chess-ku waa ciyaar kor u qaadda fikirka, qorshaynta iyo dulqaadka.
β
Chess Board dhamaystiran
β
Tayo fiican
β
Ku habboon dhalinyarada iyo qoysaska
π© Haddii aad xiisaynayso, nala soo xiriir si aad u hesho.
La wadaag saaxiibbadaada jecel Chess-ka!