Hon Mohamed Gani

Hon Mohamed Gani Shirkaddayada suuqgeyntu waa wakiilkaaga xayeysiinta cusub.

Habeen wanagsan
23/11/2025

Habeen wanagsan

26/11/2024

Hadii Ay Timaado Malin Aan Idinka Tago Aniga Oo Aan Idin Ogaysiin, Fadlan Ha Iga Wal Walina Sababtoo Ah Waxaan U Laabtay...
20/09/2024

Hadii Ay Timaado Malin Aan Idinka Tago Aniga Oo Aan Idin Ogaysiin,
Fadlan Ha Iga Wal Walina Sababtoo Ah Waxaan U Laabtay Boqorka Boqoradda Oo Ah ALLAHII I Qadaray In Aan Noolado, Mana Jiro Meel Loo Noqdo Oo Ka Wanaagsan ALLAH SWC.

Jimce wngzn

17/04/2024

Maanta waxa aad heysataa, afar nimco oo aad u waaweyn:- 1.Dhallinyarannimo, 2.Firaaqo 3. Awood, 4. Caafimaad.

Afartaas waxa aa beddeli doona, 1.Gabow
2.Mashquul 3.Tabardarri 4.Xanuuno kala duwan.

Berri ma heysaneysid waa hubaal. Maanta ka sii faa’iideyso oo ha dayicin wakhtigga dahabigga ah, oo diin ilaahay gasho walaal.

Casar wngzn ☕️

02/04/2024

Xikmadda ugu cajiibsan ee aan mar walba jeclahay inaan isku caajis bixiyo waa tan tiraahda Mindi/Toorrey si ay Mindi u noqoto waa inay u adkaysataa 3 imtixaan oo adag.

1. Waa in la gubo oo dabka ay xamisho.
2. Waa in la tumo oo la dhalaaliyo.
3. Waana in la soofeeyo, lagana dhigo mid af badan.

Kadib ayay Toorrey Mindi noqotaa, noloshuna waa sidaas oo kale adigoo aan halgamin oo adkaysan nin adag noqon maysid.

Salaamaat 🙏 Ramadan Mubarak

Address

Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon Mohamed Gani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share