Fikrad Wanaag Digital

Fikrad Wanaag Digital Offical page fikrad Wanaag Digital content creator for freelancer💚
welcome To World of Digital
Contect us 👇
0906634094
Thanks you for every thing ❤️ 😘

Degdeg: Xukunka Maxkamadda, Darajada 1aad ee gobolka Mudug &  Kiiska dilka ah ee  Marxuumad Saabariin Saylaan  14 Jir ah...
24/11/2025

Degdeg: Xukunka Maxkamadda, Darajada 1aad ee gobolka Mudug & Kiiska dilka ah ee Marxuumad Saabariin Saylaan 14 Jir ah:

Xukunka Eedeysanayaasha: Hodan: Maxamuud Diiriye- Diltoogasho oo ah qisaastii Marxuumad Saabariin.
Cabdi Casiis Nuuxaashi Cals: 65 jir ah- 1 sano oo xarig ah, iyo ganaax lacageed oo ah $ 500 oo doolar
゚viralシfypシ゚viralシ

19/11/2025

Social media posters

゚viralシfypシ゚viralシalシ

18/11/2025

We make any poster you want contact us only

09/11/2025

Waxaanu utaaganahy xayaysiis goobta ganacsigaaga iyo kobackaaga dunidan aynu ku nool nahay waxaa lagama maarmaan ah in socail media yaha laga product jaaga hadaba waxaa kaa caqab tirisa baahidaas Fikrad Wanaag Digital
゚viralシfypシ゚viralシ

07/11/2025

Samaynta loogoyinka
Samaynta boorarka
Suuq gaynta casriga ah
Kamid noqo macmiisheena si aan kugu adeegno adeeg hufan iyo qiimo jaban
Usamee ganacsigaaga sumacad u gaar ah


゚viralシfypシ゚viralシ

05/11/2025

Desing iyo astaantuba waxay soosaran quruxda ganacsiga iyaga ka qayb qaata gaarsinta kumanan macmiil oo ah oo cusub


S

01/11/2025

Astaan waday ka qayb qaadataa kobaca ganacsiga ganacsj aan astaan lahayn waa cuno bilaa dhadhan ah gacansigaaga usame sumad ogooniya

Faa"iidoohinka ay leedahah wax isbarida joogtada ah juhdi kasta iyo dadaalkasta kaliya waxaa ka xiga yool cad oo qorshay...
21/10/2025

Faa"iidoohinka ay leedahah wax isbarida joogtada ah juhdi kasta iyo dadaalkasta kaliya waxaa ka xiga yool cad oo qorshaysan


Guushu ma ahan mid sifudud ku imaata waxaad la kulmisaa caqbado badan waxa kaliya oo guul lagu gaari karo waa adkaysi,da...
14/10/2025

Guushu ma ahan mid sifudud ku imaata waxaad la kulmisaa caqbado badan waxa kaliya oo guul lagu gaari karo waa adkaysi,dadaal iyo dhiirnan
Fikrad wanaag digital waa xalka ganacsigaaga ganacsade horey usoogaar

Address

Garowe
SOMAALICULTURE

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fikrad Wanaag Digital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share