Qeys-Creative

Qeys-Creative Nollosha Usamir🫰

Motion soo dheh✅   #2026
14/03/2026

Motion soo dheh✅



#2026

01/03/2026

Magalada joogto waqtiga laga afuro nala wadaag 📸☘️
Ramadan-Karem

27/02/2026



Design of the day ✅Si bilaash ah ayaan kugusamayn doona Naqshad walba aad soodalbaato Iireeb Faalo✅Kamid noqo asxaabtayd...
11/08/2025

Design of the day ✅

Si bilaash ah ayaan kugusamayn doona
Naqshad walba aad soodalbaato
Iireeb Faalo✅

Kamid noqo asxaabtayda

Waa dhiirigalin👍


Design of the Day✅
02/08/2025

Design of the Day✅


Hambalyo Dowladda & Shacabka Puntland sanad-guuradii 27aad ee kaso wareegtay aas-aaskii, Waxaana idiin rajeynayaa nabad,...
01/08/2025

Hambalyo Dowladda & Shacabka Puntland sanad-guuradii 27aad ee kaso wareegtay aas-aaskii, Waxaana idiin rajeynayaa nabad, Horumar & Barwaaqo.❤️🇸🇱

01/08/2025

27 sano ka dib Puntland, cida ugu mudan in loo mahadceliyo waa da’ayarta ciidanka difaaca Puntland, oo haya shaqo naf-hur ah nooca ugu adag.Mudanka kiisa mudan ayay leeyihiin wiilasha iyo Hablaha dharaaro badan oo humaag yimi dhiigooda iftiin ugu bedelay halkan, kaliftayna in si nabad ah masaafo dhan 1200KM lagu safro, waana lahubaa in ay yihiin Hiraal iyo Ciidan dheefoon.Dhiigooda ayaa dhiganayaal abuuray, siina haakin doona dhulka. 🇸🇱❤️

Sodhawada saxiibadayda Cusubow🙌
29/07/2025

Sodhawada saxiibadayda Cusubow🙌


28/07/2025

Nolosha maaha safar sahlan, balse waa fursad qaali ah oo lagu dhiso magacaaga iyo qiimahaaga.

Mar kasta oo aad la kulanto caqabado, ha iloobin in geesinimada dhabta ahi ay tahay inaad ka adkaato naftaada, oo aad doorato dariiqa toosan xitaa marka uu dhib yahay.

Sumcaddaada iyo sharaftaada waa hanti aan la iibin karin—ilaali si dhow, hana u ogolaan wax kasta oo hoos u dhigaya.

Guushu waxay bilaabataa markaad kalsooni buuxda ku qabto naftaada, oo aad ku socoto waddada xaqa leh, xitaa haddii ay cidhiidhi tahay

✍️ #

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qeys-Creative posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share