Abqo Company Somaliland

Abqo Company Somaliland Decorate Your Home/office with Tree/Flowers Branding Your Name/Logo (Qurxi Gurigaaga/Xafiiskaaga)

Macmiil Qurxi gurigaaga iyo goobtaada shaqo kuna noolow goob cagaaran oo bilicsan soo dalbo hada naqshadkasta waakugu di...
02/01/2024

Macmiil Qurxi gurigaaga iyo goobtaada shaqo kuna noolow goob cagaaran oo bilicsan soo dalbo hada naqshadkasta waakugu diyaar xarumaha Abqo Company Somaliland wixii faahfaahina nagala sooxirir: 0929251500/0951185109

department

01/01/2024

Macmiil qurxi oo cagaari goobtaada shaqo soona dalbo naqshadkasta iyo cadadkasta Wixii faahfaahin dheeri ah nagala sooxi...
27/12/2023

Macmiil qurxi oo cagaari goobtaada shaqo soona dalbo naqshadkasta iyo cadadkasta
Wixii faahfaahin dheeri ah nagala sooxirir
+252 633 001 438 / +252 636 089 015
Goobta xafiisku waa : Kasoo horjerdak Dawlada hoose ee degmada Gabilay,Somaliland
Abqo Company Somaliland
marketing department

24/12/2023

21/12/2023

Xasuusin:
Ku saliya Nabigga
𝑺π‘ͺ𝑾

20/12/2023

Shirkadda ABQO oo inta badan ka hawlgalaysay Itoobiya ayaa isku fidisay gobalka Gabiley ee Somaliland.Xarruun cusub oo s...
17/12/2023

Shirkadda ABQO oo inta badan ka hawlgalaysay Itoobiya ayaa isku fidisay gobalka Gabiley ee Somaliland.

Xarruun cusub oo shirkadu leedahay ayaa Gabilay laga furay.Waxaana munaasabadan kasoo qayb galay Lataliyaha gaarka ah ee Madaxwaynaha Somaliland, wasiirka horumarinta Beeraha ee Somaliland,Mayorka Gabilay iyo qaybaha kale duwan ee bulshada.

Kulankan ayay shirkaddu ka sheegtay inay addeegii bilicda,dhiraynta iyo qurxinta ka hirgalin doonaan Gabilay, oo ay u doorteen inay noqoto albaabka ay Somaliland ka gallaan.

Qaybo kamid ah dadka munaasabadda kasoo qayb galay ayaa boggaadiyay qorshaha Shirkadda, waxayna xuseen in shaqo abuurka iyo bilicda gobalka ka qayb qaadan doonto shirkady.Iyaddoo markii horeba gobalkan mid caggaaran loo yeedho, sidda ay xuseen dadka madasha ka hadlay.

Waxaanu gaadhsiinayna agabkeena qurxinta iyo cagaaarinta gayiga somaaalid oodhan
Abqo Company Somaliland

Address

Gebiley

Opening Hours

Monday 08:00 - 12:00
16:00 - 18:00
Tuesday 08:00 - 12:00
16:00 - 18:00
Wednesday 08:00 - 12:00
16:00 - 18:00
Thursday 08:00 - 12:00
Saturday 08:00 - 12:00
16:00 - 18:00
Sunday 08:00 - 12:00
16:00 - 18:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abqo Company Somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share