20/04/2026
Xarunta REJO ACADEMY ee degmada Guriceel waxaa ka bilowday is diwaan galinta dadka xiiseynaya barashada
1-Graphic design.
2-Camera
3-Video Editing
Wixii faah faahin ah la xariir 0617177746.