Esombooks Online

Esombooks Online Qofkii Alle ka cabsada oo ka dhowrsada waxa uu ka reebay, Alle wuxuu u sahlayaa arrimihiisa oo dhan

8 JEER AYAY MALAAIGTU KU DUCAYSAA
18/03/2026

8 JEER AYAY MALAAIGTU KU DUCAYSAA

DUCOOYIN 🤲📿Baro ducooyin kan oo ku ducayso
18/03/2026

DUCOOYIN 🤲📿
Baro ducooyin kan oo ku ducayso

■ Ma Dareemaysaa Walwal xagga Mustaqbalka ah?Xilliyada adag ee dunidu is-beddelayso, waxa badata cabsida iyo quusta. Laa...
10/03/2026

■ Ma Dareemaysaa Walwal xagga Mustaqbalka ah?

Xilliyada adag ee dunidu is-beddelayso, waxa badata cabsida iyo quusta.
Laakiin qofka Mu'minka ah, wuxuu ku badbaadaa inuu Rabbigiis khayr ka fisho

Buugga cusub ee "Sirta Ku Qarsoon In Alle Laga Fisho Khayr" waa buug kooban
oo aan loogu talagalin inuu kugu daaliyo akhris dheer, balse waxaa loo qoray
Inuu si dhakhso ah kuugu iftiimiyo jidka degnaanshaha qalbiga.

Maxaad ka faa'iidaysan doontaa buuggan kooban?
✅ Inaad qalbigaaga ka buuxiso kalsoonida Ilaahay markay dhibtu jirto.
✅ Inaad fahamto in farajka Ilaahay uu dhow yahay, arsaaqadduna ay gacantiisa ku jirto.
✅ ​Inaad ka badbaado cudurka rajo-xumada adigoo baranaya weynida Alle.

Naftaada ka xoree walwalka! 🤍📚
👇 Guji linkiga hoose si aad hadda u hesho buuggan: 0634067384

"𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝟮𝟭-𝗮𝗮𝗱 𝗲𝗲 𝗯𝗶𝘀𝗵𝗮 𝗯𝗮𝗿𝗮𝗸𝗮𝘆𝘀𝗮𝗻 𝗲𝗲 𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻" اللهم إنك عفو تحب العفو فاعف عنا:🤲🤲🤲اللهم اعتق رقابنا ورقاب والدنيا من...
10/03/2026

"𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝟮𝟭-𝗮𝗮𝗱 𝗲𝗲 𝗯𝗶𝘀𝗵𝗮 𝗯𝗮𝗿𝗮𝗸𝗮𝘆𝘀𝗮𝗻 𝗲𝗲 𝗥𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻"

اللهم إنك عفو تحب العفو فاعف عنا:🤲🤲🤲
اللهم اعتق رقابنا ورقاب والدنيا من النار 🤲

Kaalinta Aqoonta Maaliyadeed ee Go'aamada Dhaqaalaha Shaqsiga "Financial Literacy"HordhacDhaqaalaha qofka waa tiirka nol...
25/12/2025

Kaalinta Aqoonta Maaliyadeed ee Go'aamada Dhaqaalaha Shaqsiga "Financial Literacy"
Hordhac
Dhaqaalaha qofka waa tiirka nolosha casriga ah. Qof kasta wuxuu leeyahay riyooyin iyo himilooyin - guri, ganacsi, ama waxbarasho - balse riyadaas ma rumoobaan haddii aan la aqoon sida lacagteena loo maamulo. Taasi waa meesha ay "aqoonta maaliyadeed" ka soo gasho.
Aqoonta maaliyadeed waa fahamka sida lacagta loo kasbado, loo kaydiyo, loo maalgashado, iyo sida looga fogaado deynta aan faa'iido lahayn.
Dadka aqoontan leh waxay sameeyaan go'aamo caqli badan oo noloshooda dhaqaale ka dhigaya mid deggan.
Tusaale ahaan, qof garanaya sida uu miisaaniyad u sameeyo wuxuu si fiican u kala saari karaa baahida iyo rabitaanka. Qofkaas wuu garan karaa inta uu kaydiyo iyo inta uu kharash gareeyo, wuxuuna ku fikiraa mustaqbalka halkii uu ku noolaan lahaa maanta oo keliya.
Cilmi-baarisyo badan ayaa muujiyay in dadka leh aqoonta maaliyadeed ay fursado badan u yeeshaan maalgashi guuleysta, isla markaana ay ka yartahay halista deymo xun iyo dhaqaale xumo.
Sidaas darteed, barashada maaliyaddu ma aha arrin u gaar ah ganacsatada ama dadka leh mushahar weyn, balse waa xirfad qof walba u baahan yahay -- arday, waalid, iyo ganacsade yar.
Dalalka horumaray waxay dugsiyada ku daraan casharro ku saabsan maaraynta dhaqaalaha shakhsiga, si dhalinyaradu u bartaan sida lacagta loola dhaqmo. Soomaaliya iyo guud ahaan dalalka soo koraya waxay u baahan yihiin dadaal la mid ah si bulshada loogu dhiirrigeliyo dhaqan kayd iyo qorshe maaliyadeed.
Ugu dambeyn, qofka fahma dhaqaalaha noloshiisa wuxuu noqdaa mid xor ah - xorriyad micnaheedu ma aha lacag badan oo gacantaada ku jirta, balse waa awoodda aad u leedahay inaad si xikmad leh go'aamada dhaqaale u gaarto.
"Lacagtu waa qalab; haddii aad taqaanid sida loo isticmaalo, waxay kuu noqon kartaa furaha nolol deggan."

11/12/2025

.
Waa macduuceena Maanta
゚viralシviralシfypシ゚viralシalシ

Tasbiixdu waa liibaanta aduun iyo aakhiro
27/10/2025

Tasbiixdu waa liibaanta aduun iyo aakhiro

27/10/2025
27/10/2025

Waxyaabo loo arkayo wax fudud ayaa cadaab inoo hor-seedi kara . Ilaahayban ka magangalnay.

Adresse

Hamburg
40509

Telefon

+252637124831

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Esombooks Online erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen