Horn Agro Solutions

Anrufen Wegbeschreibung

Horn Agro Solutions Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Horn Agro Solutions, Hamburg.

03/10/2026

Waa ino diyaar Macmiil Super Napier Grass oo ah calaf laga helayo cad iyo caano
Horn Agro Solutions

29/09/2026

Maal-gashiga dhabta ahi waa mid ka jawaaba baahiyaha bulshada, wax ka beddela nolosha dadka, isla markaana abuura fursado shaqo iyo dhaqaale waara. Waxaa ka mid ah maal-gashiga muhiimka ah ee maanta loo baahan yahay Beeraha iyo Xoolaha, oo laf-dhabar u noqon kara isku-filnaanshaha bulshada, sugnaanta cuntada iyo kobaca dhaqaalaha.

Dr. Garyaqaan Guuleed Dafac wuxuu si qoto dheer isugu keenay laba arrimood oo mudan in si dhab ah loo milicsado: sida aynu mararka qaarkood ugu maal-gashanno waxyaabo aan lahayn waxtar bulsheed oo muuqda, iyo dhinaca kale sida ay muhiim u tahay in maal-gashigeenna loo jihaysto meelaha bulshada iyo dalka baahida dhabta ah u qabaan.

Waxa kale oo uu iftiimiyey fahan-la’aanta iyo mudnaan-siinta khaldan ee mararka qaarkood inaga haysata go’aannada maal-gashi.

Ugu dambayn, maal-gashigu ma aha oo keliya in lacag la geliyo meel laga filayo faa’iido. waa in la is weydiiyo Su'aalahan:

Muxuu maal-gashiga aan smaynayaa bulshada u tarayaa?
Muxuu shaqooyin u abuuri karaa?
Muxuu dhaqaalaha dalka ku soo kordhin karaa?
Muxuu mustaqbalka jiilasha dambe uga tagi karaa?

Haddii aynu doonayno horumar waara, waxa muhiim ah in aynu maal-gashigeenna u jihayno wax-soo-saarka, Beeraha, Xoolaha iyo fursadaha dhaqaale ee bulshada si dhab ah wax uga beddeli kara.

29/09/2026

Intaanad wax beerin, ma tijaabisay ciddadaada? Ogow sababta uu dalaggu kuugu
Horn Agro Solutions

27/09/2026

Wacyiga bulshada ee dhanka beeraha sare ayuu u kacay waa in wax la beerta si xoolaha iyo dadkuba u Nastaan Call whatsapp number 0633691777
Horn Agro Solutions

Faa’iidooyinka Sudan grass (cosy):1. Quudin tayo leh oo xoolaha ahWaxay leedahay nafaqo wanaagsan oo ay ka mid yihiin bo...
24/09/2026

Faa’iidooyinka Sudan grass (cosy):
1. Quudin tayo leh oo xoolaha ah
Waxay leedahay nafaqo wanaagsan oo ay ka mid yihiin borotiin iyo tamar
Ku habboon lo’da, ariga, idaha, iyo geela
2. Si degdeg ah ayey u kortaa
Waxay ku baxdaa muddo gaaban (4–6 toddobaad gudahood)
Waxaad ka goosan kartaa dhowr jeer hal xilli roobaad
3. U adkaysiga abaaraha
Waxay si fiican ugu baxdaa meelaha roobku yar yahay sida Soomaaliya
Uma baahna biyo badan marka loo eego cawsyo kale
4. Waxay hagaajisaa ciidda
Xididadeedu waxay ka caawiyaan ciidda inay noqoto mid jilicsan
Waxay yaraysaa nabaad-guurka (erosion)
5. Waxay ku habboon tahay silage iyo hay
Waxaa laga samayn karaa quudin la kaydiyo (silage ama hay) xilliga jiilaalka
6. Wax soo saar badan
Hal hektar ayaa soo saari kara caws aad u badan marka si fiican loo daryeelo

23/09/2026

Sheep horn rotary sprinkler waa qalab aad ugu habboon waraabinta dhulka qalalan.”
360° ayuu wareegaa – wuxuu biyaha ku fidiyaa dhammaan jihooyinka.
Biyo si ballaaran ayuu u daboolaa – meel weyn ayuu hal mar waraabin karaa.
Biyaha si siman ayuu u qaybiyaa – wuxuu yareeyaa meelaha qaar biyo badan helaya iyo meelaha kale oo qalalan.
Dalagga ayuu ka caawiyaa waraab isku dheellitiran, gaar ahaan dhulka qalalan.

Horn Agro Solutions

U isticmaal beertada Nafaqad FOLIAR NPK si geedku u helo caleen si wacan u korta Xididada oo noqda kuwa Adag Midhaha oo ...
23/09/2026

U isticmaal beertada Nafaqad FOLIAR NPK si geedku u helo caleen si wacan u korta Xididada oo noqda kuwa Adag Midhaha oo kuu weynada iyo Wax soosarkaga oo kordha Naga so wac whatsapp 63 3691777

Horn Agro Solutions

23/09/2026

🌱 GREENHOUSE CASRI AH
Faaidooyinkiisa waxa ka mid ah
💧 Biyo kaydin fiican.
🌡️ Xakamee kulaylka & huurka
🌿 Kordhi wax-soo-saarka beerta
🧪 Nafaqada oo si sax ah loo maamulo
🐛 Yaree cayayaanka & cudurrada
Call whatsapp 0633691777

Horn Agro Solutions

23/09/2026

Beertada la joog oo ka warqab xaladaha ku gadaaman si aad ula socoto
Call whatsapp 0633691777

Wax-soosaarka Local-ka ah ee Dhulkeenu waxa uu mudanyahay dhiirigalin 🚜
23/09/2026

Wax-soosaarka Local-ka ah ee Dhulkeenu waxa uu mudanyahay dhiirigalin 🚜

Adresse

Hamburg
40509

Telefon

+252637124831

Website

Benachrichtigungen

Erfahren Sie als Erste/r von Neuigkeiten und Aktionen: Wir schicken Ihnen eine E-Mail, wenn Horn Agro Solutions etwas veröffentlicht. Ihre E-Mail-Adresse wird für keinen anderen Zweck verwendet, und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Teilen