Maxamed xaajiga Tv

Maxamed xaajiga Tv Welcome to maxamed xaajiga Tv
Fadlan follow. Like.comanti and sheer

🌸Waxay waayeen wax waliba oo aad adiga heysato laakiin aanan muhiim kuula muuqan 🌸Dheh Alxamdulillaah mar waliba الحمد ل...
01/09/2022

🌸Waxay waayeen wax waliba oo aad adiga heysato laakiin aanan muhiim kuula muuqan

🌸Dheh Alxamdulillaah mar waliba

الحمد لله حمدًا كثيرًا طيِّبًا مباركًا فيه

01/09/2022
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Iyo Qalinjabintii jaamacada Hargeysa ee maanta.
31/08/2022

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Iyo Qalinjabintii jaamacada Hargeysa ee maanta.

Farax Ayaanle Dayax Weerar oo ka mid ah Horumuudka iyo haldoorka Hablaha Dhalinyarada ee Somaliland ayaa noqotay  Horumu...
31/08/2022

Farax Ayaanle Dayax Weerar oo ka mid ah Horumuudka iyo haldoorka Hablaha Dhalinyarada ee Somaliland ayaa noqotay Horumuudka Kuliyada Governance and leadership iyadoo Shahaada Master-ta ee ay ka qalinjabisay maanta ku diyaarisay Kuliyadaas.

Farax waxa xusid mudan degree-geediina waxay ahayd Honorka Kuliyadeeda oo ay berigaa dhigatay Social Work.

Farax waa Madaxda Sare ee Hay'adda Sahmiye Foundation.

Hambalyo dhamaan Ardayda Honorka Kuliyadaha Jaamacada Hargeysa.

Abwaan Xassan Ganey, ayaa maanta duhurkii xaalad caafimaad loo dhigay cisbitalka Gargaar ee Magaalada Hargeysa.Abwaanka ...
27/08/2022

Abwaan Xassan Ganey, ayaa maanta duhurkii xaalad caafimaad loo dhigay cisbitalka Gargaar ee Magaalada Hargeysa.

Abwaanka ayaa waxaa ku soo boodey xanuunka dhanka Wadnaha ah.

Xigasho : Ilays News

27/08/2022

Dallada ay ku midaysan yihiin Ururrada cusub ee siyaasadda Somaliland ayaa sheegay in aanay sharci iyo maangal toona ahayn soo jeedinta ku saabsan in laysa saaro ama laysku sidko doorashada madaxtooyada iyo Ururrada.

Ururradan ayaa sheegay in iyaga iyo saddexda xisbi ay leeyihiin xuquuq siman sharci ahaan waa sida ay hadalka u dhigeenee.

Sawiro: Soo dhawaynta wafti culimo ah oo uu hor kacayo Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi ayaa soo gaadhay magaalada ...
26/08/2022

Sawiro: Soo dhawaynta wafti culimo ah oo uu hor kacayo Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi ayaa soo gaadhay magaalada Hargeysa.

Mar hadanad uunsininood wali ka tahay doobMaxa adiga ka galay Jimcayaasha uunsiga Aqalada ka baxayedad aroostey shidayaa...
26/08/2022

Mar hadanad uunsinin
ood wali ka tahay doob
Maxa adiga ka galay
Jimcayaasha uunsiga
Aqalada ka baxaye
dad aroostey shidayaan 🤷‍♀️

Only iskabulo 👱🏽‍♂️

Qof kastaa uma qalmo inuu ogaado Qofka dhabta ee aad tahay .  Ha dhaleeceeyaan cidda ay u malaynayaan inaad tahay.  Paul...
24/08/2022

Qof kastaa uma qalmo inuu ogaado Qofka dhabta ee aad tahay . Ha dhaleeceeyaan cidda ay u malaynayaan inaad tahay.

Paulo Coelho

In kasta oo ay nasiib-darrado baahsani igu habsatay, haddana waxaan ku riyoonayaa in aan bilaabo nolol cusub oo farxad l...
24/08/2022

In kasta oo ay nasiib-darrado baahsani igu habsatay, haddana waxaan ku riyoonayaa in aan bilaabo nolol cusub oo farxad leh.

Dostoevsky

U beedhay wadiiqo leexsanWakhtigu i tilmaami waayay😥
24/08/2022

U beedhay wadiiqo leexsan
Wakhtigu i tilmaami waayay😥

Address

Maxamed Xaajiga Tv
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed xaajiga Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share