08/08/2024
Ninkii curadadayda dilay
Shalayto cududayda riday
Axmaarkii cadawga haaa
Goormuu ciidayda gayay
Xilimay ciirsi ii noqdeeen!?
Ciisaa dadba ii xigeee
Goormay cadaw ii noqdeen
Iyaga ciidan ii ahaaye
Somali colmaanu haynoo
Cadaawadi nama dhex oole
Shimay canfar ii noqdeen
Iyagaa ciirsi ii ahaaaye
Eryda
Khaalid Dheg Muxemed Aptiyo
Heestii caqligu ha shaqeeyo