13/04/2026
Ma rabtaa inaad barato Graphic Design oo aad lacag ka samayso?
Haddii aad leedahay telefoon ama laptop – waxaad bilaabi kartaa maanta!
Baro sida loo sameeyo: ✔️ Logos & Branding
✔️ Posters & Social Media Designs
✔️ Thumbnails YouTube
✔️ Flyers & Ads ganacsiyada
💰 Kadib waxaad ka shaqayn kartaa:
Freelancing • Online jobs • Macaamiil kuu gaar ah • Ganacsi kuu gaar ah
🔥 Ku biir koorsadayda Graphic Design ee bilaashka ah
Bilow xirfad lacag dhalisa maanta!
📩 Is diiwaangeli hadda:
+252 0634613757