Kasmo Electronics Co

Kasmo Electronics Co Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kasmo Electronics Co, Internet Marketing Service, ku Dhow Suuqa Hadhwanaag Gaar ahaan Fooqa ina Xarbi Ama Salama Mall, Hargeisa.

KASMO ONLINE WAA SHIRKADA KALIYE EE KEENTA MAKINADAHA WAX LAGU SHIDO SIDA
MAKINADAHA SALIDA
MAKINADAHA BUDADA
IYO MAKINADAHA WAXA QALALAN LAGU SHIDO
IYO KUWO KALO BADAN

14/06/2026
27/05/2026

πŸŒ™ CIIDUL ADXAA MUBAARAK 🐐

KASMO MACHINERY waxay hambalyo iyo bogaadin diirran u diraysaa dhammaan macaamiisheeda, bahda ganacsiga, iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.

Maalmahan qiimaha badan ee kheyrka iyo isu naxariistu ku dheehan tahay, waxaan Alle uga baryeynaa inuu inaga aqbalo acmaasheenna suuban, dalkeenna iyo dadkeenana ku manneysto nabad, barwaaqo, caafimaad iyo horumar waara.

KASMO MACHINERY, annagoo garab taagan koboca ganacsiga iyo horumarka warshadaha, waxaan mar walba ku taaganahay adeeg hufan, tayo la isku halayn karo, iyo kalsoonida macaamiisheena.

Ciidani ha idiin noqoto mid farxad, barako iyo guulo cusub idiin horseedda.

✨ Ciid Wanaagsan dhammaantiin.

(KASMO MACHINERY) Waa
Kalsoonidaada, Awoodda Horumarkaaga

26/05/2026

πŸŒ™ CIID MUBAARAK DHAMMAAN
UMADDA ISLAAMKA

CIIDDA BARAKEYSAN AWGEED, KASMO MACHINERY WAXAY IDIIN SAMEYNEYSAA QIIMO DHIMIS GAAR AH OO 3 MAALMOOD AH INTA LAGU GUDA JIRO MAALMAHA CIIDDA.
✨ KAFA’IIDEYSTA FURSADDAN GAARKA AH!
FAH FAHINTA KALA Xidhiidh
+252638142911/0637989285

πŸŒ™ CIIDUL ADXAA MUBAARAK 🐐KASMO MACHINERY waxay hambalyo iyo bogaadin diirran u diraysaa dhammaan macaamiisheeda, bahda g...
26/05/2026

πŸŒ™ CIIDUL ADXAA MUBAARAK 🐐

KASMO MACHINERY waxay hambalyo iyo bogaadin diirran u diraysaa dhammaan macaamiisheeda, bahda ganacsiga, iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.

Maalmahan qiimaha badan ee kheyrka iyo isu naxariistu ku dheehan tahay, waxaan Alle uga baryeynaa inuu inaga aqbalo acmaasheenna suuban, dalkeenna iyo dadkeenana ku manneysto nabad, barwaaqo, caafimaad iyo horumar waara.

KASMO MACHINERY, annagoo garab taagan koboca ganacsiga iyo horumarka warshadaha, waxaan mar walba ku taaganahay adeeg hufan, tayo la isku halayn karo, iyo kalsoonida macaamiisheena.

Ciidani ha idiin noqoto mid farxad, barako iyo guulo cusub idiin horseedda.

✨ Ciid Wanaagsan dhammaantiin.

(KASMO MACHINERY) Waa
Kalsoonidaada, Awoodda Horumarkaaga

πŸš€ MASHIINADA GANACSIGA EE TAYO SARE LEH WEY SOO GAAREEN XARUMAHENA! πŸš€Ma rabtaa inaad bilowdo ama ballaariso Ganacsigaaga...
26/05/2026

πŸš€ MASHIINADA GANACSIGA EE TAYO SARE LEH WEY SOO GAAREEN XARUMAHENA! πŸš€
Ma rabtaa inaad bilowdo ama ballaariso Ganacsigaaga? Waxaan kuu haynaa Mashiinadii ugu tayada fiicnaa ee warshadaha Yaryar iyo kuwa dhexe ahba! πŸ’ΌπŸ­
βœ… Mashiinada wax lagu ridqo / shiido (miraha, xawaashyada, iwm)
βœ… Mashiinada Saliidda dhirta Ka tuujiyo Sida (sesame, flaxseed, coconut, sunflower, iwm)
βœ… Mashiinada lawska ka sameeya Peanut Butter / Cream πŸ₯œ
βœ… Mashiinta jibsiga / chips-ka jarjarta πŸ₯”
βœ… Mashiinada sameeya calafka xoolaha πŸ„πŸ“
βœ… Iyo mashiino kale oo badan
oo ganacsigaga kuu fududeynaya!
πŸ’― Tayo sare
⚑ Wax soo saar badan
πŸ”§ Adeeg & talo farsamo Jogto ah
πŸ“¦ Soo dejin iyo gaarsiin Deg Deg ah
Ganacsigaaga kor u qaad maanta!
πŸ“© Inbox noo soo dir ama WhatsApp nagala Soo xidhiidh Macmiil faahfaahinta
Email [email protected]
Phone +252638142911
Hargeysa Somaliland
&

Address

Ku Dhow Suuqa Hadhwanaag Gaar Ahaan Fooqa Ina Xarbi Ama Salama Mall
Hargeisa
25263

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kasmo Electronics Co posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share