Adland

Adland Adland is an advertising agency that will help you create advertising films with advertising scenario and logo for your products/company and market them.

11/10/2021

New project with

Thank you 🙏🏼 🙏🏼
29/09/2021

Thank you 🙏🏼 🙏🏼

03/07/2021

TURKISH MAARIF SCHOOLS

Dugsiyada Maarif waxay ardaydooda u fidiyaan fursad ay wax ku bartaan jaamacadaha ugu wanaagsan.

Diiwaangelinta iskuulka ayaa socota.
Ha daahin, doorashadaada ha noqoto Maarif.

Waxaan nahay albaabka waxbarashada ee Turkiga. Sababtoo ah waxaan nahay Dugsiyada Turkish Maarif

☎️Call Center: 9966
Turkish Maarif Schools
📍Mogadishu
📍Hargeisa

20/06/2021

Waxaan markasta garabkiina ahaan doonaa safarkiina guusha.

Dugsiyada Turkiga Maarif oo leh kaabayaasheda waxbarasho ee horumarsan waxay ugu adeegayaan dhammaan ardaydeena !

Cinwaanka saxda ah ee waxbarashada ee Ardaydeena gabdhaha ah:
Iskuulka Gabdhaha Maarif Banadır

Diiwaangelintu way socotaa, haka daahin!
Ka dhig xulashadaada Maarif.

Xarunta Wicitaanka: 9966

Albaabka Waxbarashada Turkiga.

20/06/2021

Diiwaangalinti way bilaabantay.
H**e isku diwaangali oo hel qiimo dhimis balaadhan.
Yaanay ku dhaafin.

Waxaan kugu soo dhaweyneynaa xafiiskeena diiwaangelinta ee Hargeisa Maarif si aad u gaarto hadafyadaada.
Xarunta Wicitaanka: 525633

Waxaan nahay albaabka waxbarashada ee Turkiga maxaa yeelay waxaan nahay Turkish Maarif Schools.

15/06/2021

Anagoo ah iskuulka TURKISH MACAARIF waxanu albaabada ufurnay xanaanada iskuulkena si aan ugu adeegno caruurtena.

• Ilmaha yari isaga oo adeegsanaya waqtigiisa iyo xooggiisa sida ugu muhiimsan, wuxuu helayaa fursad uu ku kala doorto oo uu go'aan kaga gaadho waxa la samaynayo.
• caruurtu waxay fursad u leeyihiin inay si xor ah oo xilkasnimo leh u qeexaan yoolalka iyo howlaha ay doorteen oo ay horumariyaan awooddooda.
• ilmaha yari wuxuu helaaya fursad uu kula sameeyo qorshe kooxeed iyo dadaal wadajir ah asxaabta iyo dadka waaweyn.
• Wuxuu helayaa fursad uu ku muujiyo fikirkiisa una gaadhsiiyo dadka kale.

TURKISH MAARIF SCHOOL
BILOWGA GUUSHA.

*Day Care
*Nursery School
*Pre-School

Xarunta wacitaanka: 9966

15/06/2021

MAGIS - SCHOLARSHIP

Waxaan bilownay diiwaangelinta imtixaanka deeqda waxbarasho ee MAGİS, oo Dugsiyadeenna Macaarif ay u abaabuleen si bilaash ah ardayduna ay si xiiso leh u sugayaan.

Way ku filan tahay inaad codsato imtixaankan si aad wax uga barato Dugsiyadeenna Maarif oo leh
100%, 75% iyo 50% fursado deeqo waxbarasho.

Waxaan kugu soo dhaweyneynaa xafiiskeena diiwaangelinta ee Hargeisa Maarif si aad u gaarto hadafyadaada.
Xarunta Wicitaanka: 525633

Waxaan nahay albaabka waxbarashada ee Turkiga maxaa yeelay waxaan nahay Turkish Maarif Schools.

15/06/2021

MAGIS - SCHOLARSHIP

Waxaan bilownay diiwaangelinta imtixaanka deeqda waxbarasho ee MAGİS, oo Dugsiyadeenna Macaarif ay u abaabuleen si bilaash ah ardayduna ay si xiiso leh u sugayaan.

Way ku filan tahay inaad codsato imtixaankan si aad wax uga barato Dugsiyadeenna Maarif oo leh
100%, 75% iyo 50% fursado deeqo waxbarasho.

Waxaan kugu soo dhaweyneynaa xafiiskeena diiwaangelinta ee Muqdisho Maarif si aad u gaarto hadafyadaada.
Xarunta Wicitaanka: 9966

Waxaan nahay albaabka waxbarashada ee Turkiga maxaa yeelay waxaan nahay Turkish Maarif Schools.

🇸🇴

31/05/2021

Ku soo dhawoow waxay idin furaysaa qeyb cusub maalinta salaasada goobtu waa new hargeisa hadaba hamoogan hana kamaqnaan dhadhanka albaik.

Tijaabi Burger-ka Albaik .. Oo Jawigaga Wanaji.

27/05/2021

Iskuulka Turkish Maarif ee Hargeisa,waxay gacmo furan idinku soo dhaweneysaa sanad dugsiyeedka 2021- 2022 ka fadlan hada gaadh oo isdiiwaangili.
TMF Hargeisa

Address

Hargeisa
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Adland:

Share