Rasiin Jet

Rasiin Jet Sanco cusub iyo sumad kuu gaara. Digital Printing Service

 📣Waxaan macaamiisha shirkada Daabacaada Casriga ah ee RasiinJet La wadaagay naa Hambalyada Ciida Carafo Ciid wanaagsan ...
26/05/2026


📣Waxaan macaamiisha shirkada Daabacaada Casriga ah ee RasiinJet La wadaagay naa Hambalyada Ciida Carafo Ciid wanaagsan 🎨

 Waxaan macaamiisha shirkada iyo shacab waynaha somaliland udiraynaa Hambalyada Xuska sanad guurada 35 ee qaranimada jam...
17/05/2026


Waxaan macaamiisha shirkada iyo shacab waynaha somaliland udiraynaa Hambalyada Xuska sanad guurada 35 ee qaranimada jamhuuriyada somaliland Ee 18May 🔴🤍🟢 🇭🇺

Hambalyo Hambalyo Hambalyo






📣Sanag guuradii Somaliland*Adeegyada Shirkada Daabacaada Casriga ah ee Rasiin Jet*✅Boodhadhka✅Sticherada✅Buufinta Garama...
06/05/2026

📣Sanag guuradii Somaliland

*Adeegyada Shirkada Daabacaada Casriga ah ee Rasiin Jet*

✅Boodhadhka
✅Sticherada
✅Buufinta Garamaanta
✅Buufinta Koobabka
✅shaanbadaha
✅Rasiidhada
✅Qalabka Xafiiska Oodhamaystiran.
✅Qurxinta Munaasibadaha meherka iyo arooska

Sharaabka Rasiin JuiceHadaan maanta ku yidhaa Sharaabkan hoos ka muuqdaa waa sharaab jira waana shirkad cusub oo sharaab...
20/04/2026

Sharaabka Rasiin Juice

Hadaan maanta ku yidhaa Sharaabkan hoos ka muuqdaa waa sharaab jira waana shirkad cusub oo sharaabka noocyadiisa kala duwan soosaarta Oo Ay shirkada daabacaada casriga ah ee RASIIN JET ayaa ka caawisay samaynta nashqada iyo waliba Suuq gaynta waxaa laga yaaabaa in Aad rumaysato waliba adoon wax shakiya kaa galin.

hadaba xaqiiqadu sidaa way ka duwan tahay dhisaynkan quruxda badan ee kuu muuqda waxaa nashqadeeyey mid ka mid ah softwareda garaadka macmalka ah gaar ahaan ka ay leedahay shirkada google ee gemini ai oo kushaqaynaya maskaxda qaybta nashqadaha ee nano banaana Taas oo marka xaqiiqada lagu ee go ah mid aad iyo aad ulayaableh in Qoraalkooban oo aad qortay quruxdaa la huwiyo.

taasina waxay cadayn buuxa utahay sida shaqo walba uu saamayn ugu yeeshay garaadka macmalka ah , hadii si quman loo adeegsadana aynu odhankarno wuxuu fudaydinayaa adeeg wakhti badan ku bixi jiray.

Aragtidaada nagulawadaag qaybta commentiga hadaad ka mid tahay dadka uu samaynta ku yeeshay.

📌  🥳🎉🎊Macaamiisha Shirkada Daabacaada casriga ah EeRasiin Jet Abdirasak Hassan       Wixii Daabacaada Laxidhiidha Nagaal...
19/03/2026

📌 🥳🎉🎊
Macaamiisha Shirkada Daabacaada casriga ah Ee
Rasiin Jet
Abdirasak Hassan




Wixii Daabacaada Laxidhiidha Nagaalsoo xidhiidh
63 8810444

Shirkada Daabacaada Casriga ah ee Rasiin Jet Waxay utaagan tahay garab istaaga dhalinyarada.  Garamaan Ku taageernay dha...
28/02/2026

Shirkada Daabacaada Casriga ah ee Rasiin Jet Waxay utaagan tahay garab istaaga dhalinyarada.

Garamaan Ku taageernay dhalinyarada ku ciyaarta magaca kooxda .






Adeega daabacaada Garamaanta ganacsiga iyo kuwa ciyaaraha Dhamaantood Waad naga helaysoo.
Tayo iyo Qurux ku dooro Rasiin Jet 👕🦺
Adeegan iyo Daabacaada Oo dhan nagalasoo xidhiidh mamnarkan hoose 👇
🔰 63 8810444

📍Business Card Ku Haboon Ganacsigaaga 📍Nashqad Qurux Badan Tayo La hubo📍Xogtada Ganacsiga Sifudud ulawadaag Macmiil kaag...
31/01/2026

📍Business Card Ku Haboon Ganacsigaaga
📍Nashqad Qurux Badan Tayo La hubo
📍Xogtada Ganacsiga Sifudud ulawadaag Macmiil kaaga.

Hadii Aad xiisanayso Adeegan Nagala sooxidhiidh Whatsapp ka Hoose 👎
Rasiin Jet
Abdirasak Hassan

📣 " Waad naga helaysaa adeegan macmiil" ✅@ JetAAbdirasak Hassan
29/01/2026

📣 " Waad naga helaysaa adeegan macmiil" ✅

@ JetAAbdirasak Hassan

Address

Hargeisa
2522

Opening Hours

Monday 07:30 - 22:00
Tuesday 07:30 - 22:00
Wednesday 07:30 - 22:00
Friday 07:30 - 22:00
Saturday 07:30 - 22:00
Sunday 07:30 - 22:00

Telephone

+252633111110

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rasiin Jet posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Rasiin Jet:

Shortcuts

Share