Dilaal market

Dilaal market Kusoo dhawaada Dilaal market oo ah suuq/goob online ah oo adiga oo gurigaaga jooga aad ka heli karto

11/07/2022

Dilaal market waa suuq noociisu ku cusubyahay wadanka kaas oo adigoo gurigaaga jooga si fudud uag helayso adeegyo badan oo wakhti badan kaaga bixi lahaa .
Adeegyada ka helyso waxa kamida:
1:kireynta guryaha/kireysashada
2:kireynta gawaadhida/kireysashada
3:iibinta dhulka
4:iibinta/iibsashada gawaadhida
5:iibinta/iibsashada guryaha
6:kireynta/kireysashada goobaha iyo maheradaha ganacsi.IWM

Hadaba h**e usoo gaadh oo hel adeegaad ubaahantay adigoo gurigaaga jooga.

Address

New Hargeysa
Hargeisa

Telephone

+252634808043

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dilaal market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share