Rashka-Editing

Rashka-Editing waxaad ka heli kartaan garaphic designs and video and audio editing.

"من غضب ولم يفعل فيك شرا، اختره صاحبا لك، فالغضب يفضح طينة البشر."نجيب محفوظ ✍️Qofkii  kuu cadhooda oo aan xumaan kugu s...
19/11/2023

"من غضب ولم يفعل فيك شرا، اختره صاحبا لك، فالغضب يفضح طينة البشر."
نجيب محفوظ ✍️
Qofkii kuu cadhooda oo aan xumaan kugu samayn, isaga u dooro saaxiib, waayo, cadhadu waxa ay muujisaa dabeecadda aadanaha.

Xadiithkiii Nabiga SCW waxa uu ahaa: "لا تغضب", "Ha cadhoon, isaga oo waliba ku celceliyay".

Abdirashid 👈

"يا صديقي أن تعيش وحيدا، خير لك من صحبة منافق متعدد الوجوه."Axmed Allam✍️"Saaxiibkaygoow in aad kalinimo noolaato, ayaa ...
18/11/2023

"يا صديقي أن تعيش وحيدا، خير لك من صحبة منافق متعدد الوجوه."
Axmed Allam✍️

"Saaxiibkaygoow in aad kalinimo noolaato, ayaa kaaga khayr badan in aad saaxiib ka dhigato Munaafaq Wajiyo badan".

WQ: Axmed Allam.
Abdirashid 👈

Soomaalidu waxa ay dhahaan: "Saaxiibkaa kuma cadeeyo kumana madoobeeyo, ee sida uu asiga yahay ayuu kaa dhigaa"


13/08/2022
15/02/2022

Xijaabka anoo arkaayaa😊😋
Maxaa Tarxad igu Xambaaray


Mk Anshax
Mk, Subeer,Aamina

Dheh

05/01/2022

Shiikh Maxamed Aadem, Masjidka Ali Matan.

Xafidakallah Yaa Shiikh.

Jawab?
12/11/2021

Jawab?

  aya laga garanayaa waxaa tahay🤣Me:  +       Quruxdii oo ....... ah waad I dhihi kartaan ee Duhur Wanaagsan🤣.
17/10/2021

aya laga garanayaa waxaa tahay🤣

Me: + Quruxdii oo ....... ah waad I dhihi kartaan ee Duhur Wanaagsan🤣.

Qof dhan oo alle SAN wayn siiyay ee dhahee la,aantaa Ma Neefsan karo kawar, waa kibir cad.SALAAMA INTA AAN NEEFTOODA QOF...
15/10/2021

Qof dhan oo alle SAN wayn siiyay ee dhahee la,aantaa Ma Neefsan karo kawar, waa kibir cad.
SALAAMA INTA AAN NEEFTOODA QOF KALE KU XIDHATAY✋

26/05/2021
Like and share
02/01/2021

Like and share

Address

Hargeisa

Telephone

+252634539368

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rashka-Editing posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Rashka-Editing:

Share