06/04/2022
Qeybtii 1 aad ee nasiibku hada ayuu inoo bilowday waxaana lagu guuleysan doonaa gaadhigan sawirka idiinka muuqda oo kale hadaba kaqeyb qaado oo nasiibkaaga tijaabi adiga oo iib sanaya mid kamida numbarada nasiibka ee u dhaxeeya 1 ilaa 1000 thousand. Hadii aad kuguuleysato baabuurkan waxaad kuheli doontaa mudo 24 saac gudaheed ah marka uu dhamaado mudadada aan ugu talo galay in uu socdo bakhtiyaa nasiibku oo kubeegan soddon cisho ( 30 cisho) ee ramadan.
Hadii aad noqoto guuleystaha war baahinta ayaa markhaati iyo goob joog kanoqon doonta insha Allah.
Gobolkasta oo aad kajoogto jamhuriyada Somaliland waad kasoo qeyb gali kartaa adiga oo xogtaada iigu soo diraya whatsappkayga.
☆ Shuruudaha waxaa kamid ah.
1-magacaaga oo sadexan.
2-magaalada aad kajoogto Somaliland.
3- xaafada aad kadagan tahay magaceeda.
4-iyo numberkaaga nasiibka ee aad iibsatey ama iibsaneyso inaad iigu soo dirto whatsapp numberkan.
Sida oo kale Qiimaha numberka ee nasiibka lagu iibsanayo waa $10 o kaliya oo macnaheedu yahay inaad toban dollar kuheshay baabuur qiimihiisu yahay $6000 ilaa $7000 oo USD.
Xogtaada waxaad iigu soo direysaa.
Whatsappkan 063-6292323.
U Share garee saxiibadaa si ay uga faa'ideystaan uguna ciidaan hadey kuguuleystaan baabuurka.
Good luck qofkasta oo ka qeybqaata
Barnaamijkeena Nasiibka goobtuna waa hargeysa caasimada somaliland.
Fiiro gaara guuleystuhu waa hal qof oo kaliya......... mahadsanidiin