Rasmi money exchange

Rasmi money exchange Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Rasmi money exchange, Advertising/Marketing, Hargeisa.

اللهم صل على محمد.وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد.مجيد
22/07/2022

اللهم صل على محمد.وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد.مجيد

08/07/2022
جمعة مباركاللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
20/05/2022

جمعة مبارك
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

Qaranimada Somaliland 18May.2022
16/05/2022

Qaranimada Somaliland 18May.2022

🌹Eid Mubarak🌹كل عام و أنتم بخيرتقبل الله منا ومنكم صالح الأعمالIlaahay ha inaga aqbalo soonkii, Salaadii, Sadaqadii, Sal...
01/05/2022

🌹Eid Mubarak🌹

كل عام و أنتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii, Salaadii, Sadaqadii, Salaatulleylkii, Quraan Akhriskii iyo ducadii aynu soo wadnay bishii barakaysnayd ee Ramadan.
Ciid Wanaagsan dhamaan Macaamiisha Sharaf ta badan ee Ku Taxan Sarriflaha Rasmi Exchange 311179 e Dahab 659888300

Waxaanu Idin Rajeynayna in aad Ku Ciidaan Farxad Iyo Barwaaqo Ilaahay sanad ka Sanad kiisa ha inagu gaadhsiiyo nabad Qab Iyo Caafimaad qab

Axkaamta Sakaat Alfidri                                      .............................................1- Sakaatul Fi...
29/04/2022

Axkaamta Sakaat Alfidri
.............................................
1- Sakaatul Fidridu waa waajib laga donayo qofkasta oo Muslim ah. Yar iyo Wayn. Rag iyo Dumar.
2- Waxay ku waajibtay qofkasta oo Maalinta ramadaan udanbaysa Gabbalkeedu udhacay oo soo gaadhay habeenka ciida
3- Waxay ku waajibtay qofkasta oo haysta wax dheer quudkiisa, (wax uu cuno) habenka ciida iyo malinteeda.
4- Qofka waxa uu kabixinayaa Cidkasta oo ay ku waajibtay Masruufkoodu, sida Dumarkiisa Caruurtiisa iyo Waalidkii.
5- waxaa la bixinayaa Raashinka Dadku ay quutaan inta badan wadanka qofka bixinayaa uu joogo.
6- Inta la bixinayaana waa (Saac ) oo udhigma;
☆- Bariis: 2500gr - 3000gr ( Laba kiiloo iyo badh ilaa sadex kiiloo).
☆- Bur: 2000gr - 2400gr ( laba kiiloo ilaa laba kiiloo iyo badh boqol garam ka dhimanyahay)
☆- Hadii qofku intaa in kabadan uu bixiyo dheeraadku waxaa uu u noqonayaa Sadaqo.
7-Lacag lagu bixin maayo. kumana ansaxayso.
8- Waqtiga la bixinayaa waa;
*- Lagabilaabo habenka ciida ilaa inta salaada Ciida laga tukanaayo.
9- Waxa banaan in laba cisho ka hor ciida la bixyo.
8- Salaada ciida kabid labixinmaayo Haddii labixiyana Noqonmayso sakatul fidri, Waxay noqonaysaa sadaqo lakin waajibkii waa uu ka dhacayaa.
Qofkii cudurdaar leh isagu waa bixin karaa salaada ciida kadib.
10- Waxaa la siinayaa Masaakiinta oo kaliya.
11- Qofka Salaada aan tukan la siinmaayo.
12- waxaa banaan dadbadan Sakadoodu in ay hal qof ku kulanto Ama la siiyo.
DUCADIINA HA NAGA ILAAWINA
والله أعلم وبالله التوفيق
✍️ Sh Maxamed Xuseen. حفظه الله ورعاه

Rammadaan Kareem  Dhamaan macaamisha Rasmi Exchange   311179  eDahab 659888300
01/04/2022

Rammadaan Kareem Dhamaan macaamisha Rasmi Exchange 311179 eDahab 659888300

TACSI  INAALILAAHI WA INAA ILAHI RAAJICUUN;Maamulka Shirkada  Isku badel ka Lacagaha Qalaad Rasmi Exchange Waxay  tacsi ...
20/03/2022

TACSI
INAALILAAHI WA INAA ILAHI RAAJICUUN;
Maamulka Shirkada Isku badel ka Lacagaha Qalaad Rasmi Exchange Waxay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shirkadda AYK Construction & Contracting Co. iyo dhamaan Macaamiisheeda Geerida ku timid Eng Yusuf Celik oo Maanta ku geeriyooday Magaaladda Burco.
Waxaanu ilaahay uga baryaynaa marxuumka inuu Janatul fardowsa ka waraabiyo, su’aashana u dhibyareeyo, xaqana ku sugo, dhamaanteena Samir iyo iimaan inaga siiyo.
AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
Rasmi money exchange

13/03/2022

Ku Xidhnow Sarriflaha Rasmi 311179
eDahab 65 9888300

Address

Hargeisa
12345678

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rasmi money exchange posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share