02/08/2024
Dabeecad ahaan Ragga iyo gabadha midkasta wuxuu jecel yahay in ruuxa nolosha aad la qeybsanayo uu lahaado dhamaan tilmaamaha tilmaamaha qof bini-aadam lagu aamini karo🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Waxkasta oo wanagsan waliba xidhiidhkooda guur waarin kara inkasta oo hubaal tahay in sawirka uu wofka niyada ku hayo guurka hortii ee uu jecel yahay in mataankiisu u ekaado inta badan u dhow yahay mid aan suuragal aheyn aakhirkana uu ku qasbanaado in uu aqbalo ceebaha ruuxaan nolosha la wadaagayo💞💞💞💞💞💞💞💞
Laakiin adana waxaa wali jira sifooyin dhowr ah oo ay dumarka badankoodu ka siman yihiin naceybka ay u qabaan kana duceystaan inuusan yeelan ninkay nolosha la wadaagayan tilmaamahas kuwooda ugu muhiimsan waana bakheylnimada💖💖💖💖💖💖💖💖💖
Laakiin waxey dad badani ku qaldaan shakiga oo ah in ruuxu uu tuhmo ruuxaan ay qoyska wada leeyihiin xidhiidho kale oo xaaraan ah ku lug leeyahay ninka mar haduu shakigiisa bato wuxuu nolosha xaaskiisa u badalaa cadaab waxa uu kula xisaabtamaa waxyaabo uu arkayo iyo waxyaabo uusan arkeyn labadaba🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷
Ugu h**eyn ninka waa inuu naftiisa kalsooni ku qabo uuna xaqiijiyo imuu awood u leeyahay in xaaskiisa kaga filnaado baahida nin kale dhinac kasta haduu taas hubin waxba yuusan shakinin ee marka horaba haka fikiro in uu naftiisa dal-dalooladeedaas soo buuxiyo hadii kalana uu gabadha iska fasaxo🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Sidaa darteed daawada ugu fiican ee shakigu waa in ninka marja h**e dib isugu noqdo uuna kalsoonida naftiisa uu ku qabo qiimeeyo si uu noloshiisa u kafaala qaado waliba gabadha uu nolosheeda masuuliyada soo qaaday uu xafido hadii kale wuxuu noqonayaa kheyrul masuul aanan wax faa'ido ah laheyn🍁🍁🍁🍁🍁🍁🍁🍁
𝗜𝗻𝗮 𝗿𝗮𝗴𝗴𝗼𝘄 𝗵𝗮𝗱𝗮 𝘄𝗮𝘅 𝗺𝗮 𝗳𝗮𝗵𝗮𝗺𝘁𝗮𝘆🤔🤔🤔
𝗛𝗮𝗻𝗮𝗴𝗮 𝗶𝗹𝗼𝗼𝗯𝗶𝗻 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗱 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗲 𝗾𝗼𝗿𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗲𝘆𝗱𝗮 𝘀𝗶𝗶 𝗱𝗵𝗮𝗵𝗱𝗼 𝘀𝗶𝗶𝗻𝗮 𝗴𝗮𝗮𝗿𝘀𝗶𝗶𝘀𝗼 𝗮𝘀𝘅𝗮𝗮𝗯𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗸𝗮𝗹𝗲 𝘀𝗶 𝗮𝘆 𝗸𝘂𝘂𝗹𝗮 𝗮𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗰𝗮𝘀𝗵𝗮𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮 𝘀𝗶𝗱𝗮 𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗮𝗵 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝘂𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
✍️ QISOOYIN JACAYL