19/08/2024
2saac gudohood 3daa caruur ah midina mid la socon ayaa baraha bulshada ama Facebook lagu soo baahiyey in ay lumen ama ay baal mareen guryihii oo ay garanwaayeen ,sidaana ku ambadeen.
Maxaa sababay ayey kula tahay soo badashada ambadka caruurta?!
Waxay u badan tahay sannad dugsiyeedkan cusub ayaa la qoray dhallaankan SCHOOL AMA MADAARIS .
Caruurtuna xillaganoo kale may baran wali guriga iyo goobta wax barashada waddooyinka iyo marinnada ku habboon ,sidaa aawadeed way habaabayaan dhallaanki.
Waalidoow caruurtaada ka war hay rabbi ayaa wax dhawreee.
Ubadkaaana baahiya inta laga helaay insha allaah.
shaafici daahir waa la helay alx.