19/06/2021
DHUL IIB AH
1) Nus baloodh
Cabbirka: 6 m by 18 m
Qiimaha : $ 6500
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Maxamed Mooge, Dr. Ismaaciil Galbeed kiisa.
2) Nus baloodh
Cabbirka: 6 m by 18 m
Qiimaha : $ 7500
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Maxamed Mooge, Masjid Jaamc Nuuraani Galbeedkiisa.
3) baloodh
Cabbirka: 12 m by 18 m
Qiimaha : $ 15000
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Maxamed Mooge, Masjid Jaamc Nuuraani Galbeedkiisa.
5) Afar baloodh
Cabbirka: 9 m by 24 m
Qiimaha : $ 13500
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Maxamed Mooge, Warshadda Furshaanta Hawdkeeda.
6) Nus baloodh
Cabbirka: 6 m by 18 m
Qiimaha : $ 6500
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Maxamed Mooge, Saldhiga Maxamed Mooge koonfurtiisa.
7)Baloodh
Cabbirka: 6 m by 18 m
Qiimaha : $ 13000
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Maxamed Mooge, Saldhiga Maxamed Mooge koonfurtiisa
8) Nus baloodh
Cabbirka: 6 m by 18 m
Qiimaha : $ 7500
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Maxamed Mooge, Masjid Jaamc Nuuraani Galbeedkiisa.
9 )Afar Baloodh
Cabbirka: 12 m by 12 m
Qiimaha : $ 19000 midkiiba
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Calaamadaha, Star 4 dhinaceed koonfureed.
10 ) Baloodh
Cabbirka: 12 m by 17 m
Qiimaha : $ 28000
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Calaamadaha, Star 4
11 )Baloodh
Cabbirka: 10 m by 12 m
Qiimaha : $ 13000
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Calaamadaha, Dugsiga Bullaale
12) Baloodh
Cabbirka: 12 m by 12 m
Qiimaha : $ 17500
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Calaamadaha, Dugsiga Bullaale
13)Nus baloodh
Cabbirka: 6 m by 12 m
Qiimaha : $ 9000
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Calaamadaha, Dugsiga Bullaale
14) Baloodh
Cabbirka: 24 m by 24 m
Qiimaha : $ 9000
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Masallaha, Siirooga dhiniciisa galbeed.
15) Shan baloodh
Cabbirka: 18 m by 24 m
Qiimaha : $ 13500
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Masallaha, Hotelka diyaaradda agtiisa.
16) Baloodh
Cabbirka: 18 m by 24 m
Qiimaha : $ 38000
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Masallaha, Cosob dhinaceeda galbeed.
17) Baloodh
Cabbirka: 12 m by 18 m
Qiimaha : $ 26000
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Masallaha, Cosob dhinaceeda bari.
18) Nus baloodh
Cabbirka: 6 m by 18 m
Qiimaha : $ 6500
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Maxamed mooge, Dr. Ismaaciil
19) Baloodh
Cabbirka: 6 m by 18 m
Qiimaha : $ 13000
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Maxamed Mooge, Dr. Ismaaciil
20) Baloodh kaare koone ah
Cabbirka: 24 m by 24 m
Qiimaha : $ 50,000
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Masallaha, Xaglatoosiye galbeedkiisa.
21) Afar Baloodh iyo laba nus
Cabbirka: 48 m by 49 m
Qiimaha : $156000
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Masallaha, Xagaltoosiye galbeedkiisa.
22) Shan Baloodh
Cabbirka: 18 m by 24 m
Qiimaha : $ 10,000. Midkiiba
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Masallaha, Hotelka diyaaradda barigiisa.
23) Laba Baloog
Cabbirka: 48 m by 90 m
Qiimaha : $ 175000 midkiiba
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Masallaha, Hotelka diyaaradda agtiisa.
25) Baloodh
Cabbirka: 18 m by 24 m
Qiimaha : $ 17,000
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Masallaha, Hotelka diyaaradda iyo laamida dhexdooda.
26) Laba baloodh
Cabbirka: 18 m by 24 m
Qiimaha : $ 38,000. Midkiiba.
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Masallaha, Cosob barigeeda.
27) Baloodh
Cabbirka: 18 m by 24 m
Qiimaha : $ 20,000
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Masallaha, Kaalinta keer galbeedkeeda, Intaan lagaadhin hotelka diyaaradda.
28) Baloodh
Cabbirka: 18 m by 24 m
Qiimaha : $ 33000
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Masallaha, Cosob dhinaceeda bari
29) Baloodh
Cabbirka: 18 m by 24 m
Qiimaha : $ 13000
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Masallaha, Hotelka diyaaradda. Guriga Wasiir koorre.
30) Saddex baloodh
Cabbirka: 18 m by 24 m
Qiimaha : $ 14000 midkiiba
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Masallaha, Hotelka diyaaradda dhinaciisa koonfur bari.
31) Baloodh
Cabbirka: 18 m by 24 m
Qiimaha : $ 17000
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Masallaha, Hotelka diyaaradda iyo kaalinta SIRAAD dhexdooda.
32) Lix baloodh
Cabbirka: 18 m by 24 m
Qiimaha : $ 11,000
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Masallaha, Hotelka diyaaradda iyo siirooga dhexdooda
33) Baloodh
Cabbirka: 27 m by 18 m
Qiimaha : $ 11000
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Masallaha, Hotelka diyaaradda barigeeda.
34) Lix baloodh
Cabbirka: 12 m by 18 m
Qiimaha : $ 7500 midkiiba
Goobta: Hargeysa, Maxamed Mooge, Dr. Ismaaciil barigiisa.
35) Baloodh
Cabbirka: 12 m by 18 m
Qiimaha : $ 7000
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda:Maxamed Mooge, Warshadda Furshaanta barigeeda
36) Laba baloodh
Cabbirka: 18 m by 24 m
Qiimaha : $26000 midkiiba
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda:Maxamed Mooge, Warshadda Furshaanta agteeda.
37) Baloog
Cabbirka: 48 m by 96 m
Qiimaha : $ 105000
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda:Maxamed Mooge, Warshadda Furshaanta barigeeda waana balooga shannaad ee laamida
38) Laba baloodh
Cabbirka: 18 m by 24 m
Qiimaha : $ 35000 midkiiba
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Masallaha, Hotel Sky galbeedkiisa. Guriga ina caydiid agtiisa.
39) Baloodh
Cabbirka: 18 m by 23 m
Qiimaha : $ 33000
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Masallaha, Fooqii h**e ee Xaglatoosiye.
40) Baloodh
Cabbirka: 18 m by 24 m
Qiimaha : $ 37000
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Masallaha, Sky Hotel
41) Baloodh
Cabbirka: 9 m by 12 m
Qiimaha : $ 18000
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Calaamadaha, Star4. Masjidka Sh. Cismaan.
42 ) Baloodh
Cabbirka: 13 m by 23 m
Qiimaha : $ 45000
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda:Jaamacadda Hargeysa.
43) Baloog
Cabbirka: 48 m by 90 m
Qiimaha : $ 75000
Goobta: Hargeysa,
Xaafadda: Masallaha, Siirooga dhiciisa Koonfur galbeed.
KALA XIDHIIDH
TELL : 063 4480119
TELL :