Sagal Graphics

Sagal Graphics nooc kasta oo ku saabsan graphic design baad naga helaysaa soo dhawaw

Cuntada noocee baad aad u jeceshahay
06/08/2023

Cuntada noocee baad aad u jeceshahay

Tilmaame caafimaad gaar ahaan hooyooyinka ☝Nagu soo biir hooyo si aanu kuugu faaidayno Waxaanu kaa caawin doonaa sidaad ...
25/05/2023

Tilmaame caafimaad gaar ahaan hooyooyinka ☝

Nagu soo biir hooyo si aanu kuugu faaidayno
Waxaanu kaa caawin doonaa sidaad u ilaalin lahayd caafimaadka jidhkaaga iyo isku dheeli tirka nafaqooyinka jidhka xiliga uurka , xiliga dhalmada ka dib iyo ka hor
Riix link hoose si aad ugu soo biirto whatsapp keena mahadsanid❤☝
https://chat.whatsapp.com/DjLbOt2gP6AHwwar0Se4IM

Asc asxaabta Sagal Graphics waxaan idiin haynaa buugaag pdf ah oo idin anfacaya waxyaabo badana ka badalaya noloshaada M...
09/01/2023

Asc asxaabta Sagal Graphics waxaan idiin haynaa buugaag pdf ah oo idin anfacaya waxyaabo badana ka badalaya noloshaada
Markaad akhrisatana kuu iftiimin doona wadooyin badan ood noloshaada guul kaga gaadhi karto fikiro badan ayaanad ka dhaxli doontaa insha allaahAsc asxaabta Sagal Graphics waxaan idiin haynaa buugaag pdf ah oo idin anfacaya waxyaabo badana ka badalaya noloshaada
Markaad akhrisatana kuu iftiimin doona wadooyin badan ood noloshaada guul kaga gaadhi karto fikiro badan ayaanad ka dhaxli doontaa insha allaah

Soo dhawada dhamaan qofkastoo u baahan in loo sameeyo nashqado cusub oo ganacsigiisa ku haboon inshaa allaah design aad ...
08/01/2023

Soo dhawada dhamaan qofkastoo u baahan in loo sameeyo nashqado cusub oo ganacsigiisa ku haboon inshaa allaah design aad ku qanacdo ayaanu ku samayn dona

Page ka like noo saar mahadsanid

nooc kasta oo ku saabsan graphic design baad naga helaysaa soo dhawaw

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sagal Graphics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share