Kood Buur

Muuse biihi sodoohdi     😅🤣
30/01/2026

Muuse biihi sodoohdi 😅🤣

26/12/2024

BURCO WAXA SII TOOSA ULA WAREEGAY GAALADI DHIIGA ISLAAMKA KU FARXI JIIRTAY DHALINYARTA REER BURCO WAACYIGA UU QABIILSAN WAXAN FARAAYA IIN AAY KA KACAAN FAADHIGA. "WAHABIGA "ODHAAN WAA IIN AAY DADKA KA QAABTAN DHALIN YARTU

HABARJECLO  ANIGA KA AQAAN NIOW IMIIKA SIDAAY HARGEISA WAAX UGU BARTAAN BA CAQLIYAADAS AYAAY BARAATAY IYO SIDAAY AWAL BA...
12/10/2024

HABARJECLO ANIGA KA AQAAN NIOW IMIIKA SIDAAY HARGEISA WAAX UGU BARTAAN BA CAQLIYAADAS AYAAY BARAATAY IYO SIDAAY AWAL BA JEEGANTA ULA MIIDOBEN BA WAY FAHMEEN MEESHAY NAASKA KA NUUGAYAN 🦊🦊🦊

"MARKASTA DADKA AAN ISKU DHOOWNAHAY WAXAY II WAAYDIYAN QAADIYADA SOOMALILAND MAXAD UU DIIDANTAY SABAABTA AAN UU DIIDA WA...
06/10/2024

"MARKASTA DADKA AAN ISKU DHOOWNAHAY WAXAY II WAAYDIYAN QAADIYADA SOOMALILAND MAXAD UU DIIDANTAY SABAABTA AAN UU DIIDA WAA TAN ZXP"

Iyadoo doorashadii madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland qorshaheedu yahay inay dhacdo 13 November, oo deegaanada iyo gobolada Jamhuuriyadda Somaliland ay isku diyaarinayaan doorashadan, ayaa dhinaca kale nasiib darro deegaanka aan ka soo jeedo ee waqooyiga Hargeysa ka soo bilaw Lughaya bari, Ido cadays, Cabdi Geedi, Ceel Sheekh ilaa Bulaxaar dadka deegaanka ku nool oo ah dadkaan dhalasho ahaan ka soo jeedo waxaa loo diiday xuquuqda ah inay deegaankooda cod ka dhiibtaan.

Dadka deegaanka ku nool dusha ayuunbay Somalilanders ka yahiin, laakiin xuquuq ay ku leeyahiin Somaliland ma jirto, doorasho inay ka dhacdo deegaankaasi waa laga mamnuucay, miisaaniyadda qarranka kamaba tirsana, hal mashruuc oo dawladi leedahay weli lagama hirgalin 33 sanno ee Somaliland jirtay, waxaa laga dhigay dhul go’doon ah oo dadka ku nooli yahiin sida dadka loo yaqaano “Biduunka” ee dalka Kuwait ku nool.

Tusaale haddaan is idhaahdo kaadhka aqoonsiga Somaliland deegaanka ku qaado, la ima ogola, waa inaan mid doorto Boorama, Berbera, Hargeysa ama Gabiley.

Haddii cidi dalka Somaliland la yidhaahdo ku dulmantahay waxaa ku dulman dadka deegaanka aan ka soo jeedo ku nool, oo lagu qasbay inay badhkoodna Hargeysa yimaadan, badhkoodna Gabiley, badhkoodna Boorama, badhkoodna Berbera.

Haddii ay cidi qori iyo rasaas u qaadan lahayd dulmima dadka deegaankaasi ayaa u qaadan lahaa, dadkayagaasi waxaanu nahay kuwa cashuurta ugu badan laga qaato.

Dadka deegaankaasi waxaa u taalla tallo aynu iskugu noqonayno

Wa bilaahi tawfiiq

24/08/2024

sababta ay ugu dhiiranaysa inay cunoqabateyn saarto shacabka ,waxa sabab u ah inaan lagala xisaabtamin xasuuqyadii & burburkii ay u geysatay shacabka Somaliland. Ujeedka Soomaliya waa inay dhameystiro shaqadii ka 1991-kii, ee aynu iska dulqaadnay

21/08/2024

GARXAJISOW INADEER MUUSE TUUNKA KU QAATA SHAN KALE UGU CELIYA

21/08/2024

RUUNTU WAA SIDAAY TAHAY WEEYI

21/08/2024

MUDANE MADAXWEYNE MUUSE BIIHI ABDI XILIDID

21/08/2024

MUUSE BIIXI ABDI XILIDID ROOBLE ILAHAY DALKA HAKU SOO CEELIYO MUUDANE MADAXWEYNE 5 KALE INSHA ALLAH

17/08/2024

MUUSE BIIXI ABDI XILIDID ROOBLE

MARKALE KU LEENAHAY SOO NOOQO AABO

Address

508
Hargeisa

Telephone

+252634632001

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kood Buur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share