Yahye Guray

Yahye Guray Warbixino Dhacdooyin Sugan Malin Walba.

19/09/2026

Mar su’aalo weydiyay madaxweyne silaanyo wuxu markas u igmaday in jawabaha uu bixiyo wasiirki xukumadisa marka aha Dr sacad ali shire.

18/09/2026

Fahiima Quuje “ Reer Booramaw Talo idiin sii.

Aroos ayay ahayd, waxaana loo xidhay sidii caadada Soomaalidu ahayd, xeedhyihii arooska. Hase yeeshee, may calfan inay k...
16/09/2026

Aroos ayay ahayd, waxaana loo xidhay sidii caadada Soomaalidu ahayd, xeedhyihii arooska. Hase yeeshee, may calfan inay ku hoyato gurigeedii loo gelbin lahaa. Caawa ayay Hargeysa ku geeriyootay.

Alle ha u naxariisto, Jannatul Firdowsana haka waraabiyo. Ehelkeedii, qaraabadeedii iyo dhammaan intii ay ka baxdayna samir iyo iimaan haka siiyo. 🥺💔

16/09/2026

Wasiirka diinta awqaafta oo ka hadlay xariga adaan sahan.

15/09/2026

Aadan Sahan Oo Raali Galin ka bixiyay Hadalki Ka yeerey lagu xidhay.

15/09/2026

Madaxweyne Cabdirahman Ciro Oo ka hadlaya tariikhda iyo istrajiyada somaliland.

12/09/2026

Su’aal La weydiyay Ex Madaxweyne AHN Axmad maxamad Maxamuud Silaanyo Halka uu ka taganyahay ictiraafka somaliland.

12/09/2026

Sheekh Mustafe “ Maxa keena Dilalka Qaba’ilada ay isdilayan.

06/09/2026

Madaxbannaanida Somaliland waa rabitaanka shacabkeeda, rabitaankaasina wuu hirgeli doonaa.

Sida uu si sax ah u sheegay Madaxweynihii h**e, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, madaxbannaanida Somaliland ma aha go’aan uu leeyahay hal qof, hal hoggaamiye dhaqameed, ama hal xukuumad. Waa go’aanka shacabka Somaliland.

Israel waxay qaaday tallaabadii taariikhiga ahayd ee ugu horreysay iyadoo aqoonsatay Somaliland, taasoo furtay bog cusub oo ku saabsan socdaalka Somaliland ee dhinaca caalamiga ah. Iyadoo xaaladda diblomaasiyadeed ay sii kobcayso, dalal kale ayaa iyaguna raaci doona.

Shacabka ayaa go’aansaday. Israel ayaa albaabka furtay. Kuwo kalena way raaci doonaan. Ugu dambayntiina, rabitaanka shacabka Somaliland ayaa guulaysan doona.

20/08/2026

Faysal Cali waraabe “Reer Yoonisaw Lacagtayda iso celiya.

Address

Hargeisa

Telephone

+252633387560

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yahye Guray posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Yahye Guray:

Shortcuts

Share