28/04/2026
Waa astaanta summadeed nadiif ah oo casri oon u sameeyay ganacsigayga Gallad Creatives, taasoo muujinaysa hal-abuur, xirfad, iyo aragti dheer oo ka turjumaysa shaqada aan qabano. Halkan waxa aan kusoo bandhigi doona mashruucan oo dhammaystiran oo loogu talagalay in ay ka tarjumaan hal-abuurnimo (Creativity) iyo kalsooni (Confidence).
Astaanta waxaa loo adeegsaday qoraal (font) xooggan, iyo calaamad (logo) macno leh oo aan ka dhisay xarafka G, xarafka C, iyo astaanta hal-abuurka (Creativity icon).
Isku-darka midabbada Dark Blue iyo Golden Yellow ah ayaa siinaya summadda muuqaal xoogan iyo kalsoon. Waa sumad nadiif ah (clear), dheelitiran (balanced), ah loona adeegsan karo daabacaadda iyo social media ha labada.
Kaalay adna aan kuu samayno astaan ka qayb qaadata horumarka ganacsigaaga.
💡 Designed with precision to create a strong and timeless brand identity that stands out with confidence and creativity.
🔗 Let’s create impactful and meaningful brand designs together.
Email: [email protected]
63 3913897