Wacyi Media

Wacyi Media Wacyi is your trusted source for news, reports, and documentaries from Hargeisa, Somaliland, and across the Somali-speaking world.

Follow us for daily updates, in-depth analysis, and compelling stories. We are a media production house dedicated to delivering timely, accurate, and balanced reporting on the events and issues that shape our communities. Mission:
Our mission is to foster an informed and engaged public by providing high-quality, independent journalism, documentary films, and media reports. We are committed to upho

lding the highest ethical standards, promoting constructive dialogue, and highlighting the stories, cultures, and voices of the Somali people. General Information:
Wacyi, headquartered in Hargeisa, is an independent media organization and production house specializing in news, in-depth reports, and documentary filmmaking. We cover local and regional news, politics, business, and culture, operating with a strict policy of editorial independence to ensure our content is free from outside influence and dedicated to the public interest. We believe in the power of information to connect and empower communities. We encourage our audience to engage with our content, share their perspectives, and contribute to the conversation. Content You Can Expect:

Breaking News & In-depth Reports: Timely updates and investigative reports from Hargeisa and the Horn of Africa. Documentary Production: Compelling documentaries that explore critical social, cultural, and political issues. Expert Analysis: Insightful analysis of political and social developments. Cultural Features: Vibrant stories on local culture, arts, and community initiatives. Full-Service Media Production: Professional media production services for a range of projects. Community Guidelines:
We welcome open and respectful discussion. We reserve the right to remove comments that contain hate speech, personal attacks, or misinformation to maintain a constructive environment for our community.

ššššššŖ-Nabadeed.Waxaan baaq nabadeed oo walaaltinimo leh u dirayaa labada qoys ee walaalaha ah ee shaqaaqada dadka badan k...
07/05/2026

ššššššŖ-Nabadeed.

Waxaan baaq nabadeed oo walaaltinimo leh u dirayaa labada qoys ee walaalaha ah ee shaqaaqada dadka badan ku dhinteen ku dhex martay Dooxda Laashimo, oo u dhaxaysa Carmale iyo Shimbiraale, kana tirsan Degmada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag.

Ugu horrayn, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa eheladii iyo qaraabadii ay ka baxeen dadkii ku geeriyooday colaaddan murugada leh, waxaana Alle uga baryayaa inuu naxariistiisa Janno ka waraabiyo. Intii dhaawacantayna waxaan Allah swt uga rajaynayaa caafimaad degdeg ah

Raali k**a noqon karno dhiiga daadanaya Diinteena Suuban waxay gabi ahaanba ka digtay Daadinta Dhiiga qofka muslimka ah, Si xaq-darro ahna lagu daadiyo Sidoo kale dhaqankeenuna wuxuu ahaa mid ku saleysan nabad iyo wada noolaansho.
Walaalayaal colaada joojiya oo nabada qaata, ma tihidin dadkii maanta Tirada intaa leeg ku kala dhiman lahayd.

Ugu danbayn Waxaan baaq u dirayaa cuqaasha, waxgaradka, odayaasha dhaqanka iyo dhammaan bulshada deegaanka inay si degdeg ah ugu istaagaan daminta colaaddan, isla markaana ay kala dhex galaan beelaha walaalaha ah ee dirirtu dhex martay, kana shaqeeyaan dib-u-heshiisiin dhab ah.

WQ-Xogyaha Madaxweynaha Mubaarig Axmed Saalax

07/05/2026

WAFTIGA WASAARADA WAXBARASHADA & BARBAARINTA, EE UU HOGAAMINAYO WASIIR XIGEENKA MUD.GALAYDH.
GOBOLADA SAAXIL, TOGDHEER, SOOL & SANAAG.
GOB.KOWAAD SAAXIL ( DAAWASHO WANAAGSAN)

Masuuliyiinta Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda  Somaliland oo Maanta Kulan la Qaatay Masuuliyiinta Hay’addah...
29/04/2026

Masuuliyiinta Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland oo Maanta Kulan la Qaatay Masuuliyiinta Hay’addaha Islaamiga ah ee Dalka ka Hawlgala.

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, Sheekh Cabdullaahi Daahir Jaamac (Baashe), oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Sheekh Ayaanle Xasan Axmed, ayaa maanta kulan la qaatay masuuliyiinta hay’adaha Islaamiga ah ee dalka ka hawlgala.

Waxana ugu horeyn kulankaa ka hadlay Agaasimaha Waaxda Samalka iyo Xidhiidhka Hay’adaha Islaamiga ah ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta JSL Cabdullaahi Sheekh Khaliil Cabdullaahi, oo sharaxaad ka bixiyay muhiimadda iskaashiga iyo xidhiidhka hay’adaha Islaamiga ah.

Intaa kadib , Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Sheekh Ayaanle Xasan Axmed, ayaa soo dhaweeyay hay’adaha, isaga oo xusay muhiimadda ay leedahay wada shaqayn joogto ahi. Waxaanu tilmaamay in iskaashi dhow uu horseedi karo isfaham wanaagsan, isla markaana uu fududaynayo fulinta hawlaha samafalka ee ay hay’aduhu bulshada u qabtaan.

Dhinaca kale, qaar ka mid ah madaxda hay’adaha Islaamiga ah ayaa hadallo ka jeediyay kulanka, iyaga oo sheegay in ay diyaar u yihin in ay si dhow ula shaqeeyaan Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta JSL.

Ugu dambayntii , Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta, Sheekh Cabdullaahi Daahir Jaamac (Baashe), ayaa sharaxay ,muhiimadda ay leedahay kor u qaadista xidhiidhada wada shaqaynta joogtada ah iyo isku xidhnaanta hay’adaha Islaamiga ah.

Wasiirku waxa uu xusay in hay’adaha Islaamiga ahi door muhiim ah ka qaataan horumarinta bulshada,Waxa kale oo uu tilmaamay baahida loo qabo in la mideeyo dadaallada hay’adaha, si loo gaardho yoolal waxtar u leh bulshada, loona xoojiyo wada shaqaynta ka dhaxaysa hay’adaha iyo Wasaaradda.

ALLA MAHAD LEH

Nuur Cali Maxamed
Agaasimaha Waaxda War-isgaadhsiinta iyo Xidhiidhka Dadweynaha ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta JSL.

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Maanta Qabatay Xafladda Sagootinta iyo Wacyigelinta Xujayda Jamhuuriyadda S...
28/04/2026

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Maanta Qabatay Xafladda Sagootinta iyo Wacyigelinta Xujayda Jamhuuriyadda Somaliland ee sanadka 1447-H (2026).

Madasha Loo Diyaariyey Xafladda Sagootinta iyo Wacyigelinta Xujayda Jamhuuriyadda  Somaliland ee sanadka 1447-H (2026)
27/04/2026

Madasha Loo Diyaariyey Xafladda Sagootinta iyo Wacyigelinta Xujayda Jamhuuriyadda Somaliland ee sanadka 1447-H (2026)

20/04/2026

Kormeerka schoolka warran cadde
wasiir ku Xigeenka W.Wabrashada J.S.L

19/04/2026

"Maayar Ku Xigeen Khadar oo Khibradii Maayar Mooge Kusoo Shaqeeyey Iyo Xogta oo Dhan Haya Aan Kursiga Saarno" Siyaasi Bogi

19/04/2026

asiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL, Maxamed Muuse Xaaji Galleyd oo ay weheliyaan Agaasimaha Waaxda Dugsiyada Sare ee Wasaaradda Waxbarashada, iyo Guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Maroodi-jeex ayaa si rasmiya ula wareegay dhulkaas Dugsiga Sare ee Magan Secondary School. See less

  ;- Dugsiga Sare ee Magan Secondary School oo laga dhagax dhigay Degmada Macalin Haaruun.
19/04/2026

;- Dugsiga Sare ee Magan Secondary School oo laga dhagax dhigay Degmada Macalin Haaruun.

18/04/2026

Muuqaal Guuud
wasiir ku xigiinka w.waxabrashada iyo sayniisk wasiir Maxamed Muuse X Cabdi Yuusuf Oo dhagax dhigay Lawareegida dhulka Danta Guud ee laga dhisaayo Dugsiga sare ee Magan (Magan Secondary School). Degmada Axmed Maclin Haaruun,

Waa Madasha Loo asteeyay inay ka dhacdo Xafladda Bandhiga Dhiganaha ā€œMugga maamul wanaaggaā€  Damal Hotel
17/04/2026

Waa Madasha Loo asteeyay inay ka dhacdo Xafladda Bandhiga Dhiganaha ā€œMugga maamul wanaaggaā€ Damal Hotel

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wacyi Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category