18/08/2022
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.
Bahda Parallel Innovation Waxay Ka Tacsiyeynayaan Geeridii Xanuunka Badneyd Ee Ku Timid Abwaankii Soomaaliyeed Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi).
Illaahy Qabrigiisa Ha Uwaasiciyo, Dambigiisana Ha Dhaafo.