DaawoDabiici Online.com

DaawoDabiici Online.com Buy With free delivery.

Ma ka cabanaysaa Dildilaac Jidhkaga ku samaysmay.price :- $ 26.nala soo xidhiidh hadii aad u baahan tahay
13/03/2020

Ma ka cabanaysaa Dildilaac Jidhkaga ku samaysmay.
price :- $ 26.
nala soo xidhiidh hadii aad u baahan tahay

Xal Ayaa loo Helay Finankii .Aleo propolis creme Wuxu kaa caawinaya in maqaarkaga ka  nadiifiyo madmadowga ay kaga tagee...
10/03/2020

Xal Ayaa loo Helay Finankii .
Aleo propolis creme Wuxu kaa caawinaya in maqaarkaga ka nadiifiyo madmadowga ay kaga tageen Finanku..
h**e u soo gaadh.
Price:- $ 18
nagala so xidhiidh:-063 3652585
065 9502008

Aloe Heat lotion Waxa loo isticmaala si loogu yareeyo Daalka badan iyo muruqaha Xanuuna.oo aad Habeenki sii marsan doont...
10/03/2020

Aloe Heat lotion Waxa loo isticmaala si loogu yareeyo Daalka badan iyo muruqaha Xanuuna.oo aad Habeenki sii marsan doonto inta aanad seexan.
price:-$ 16
nagala so xidhiidh:-063 3652585
063 9502008

Aleo lips(Saliida dibnaha) waxay kaa caawinaysaa in ay Dibnaha midabkoodu kale duwan yahay ay ka dhigto midab isku mida....
10/03/2020

Aleo lips(Saliida dibnaha) waxay kaa caawinaysaa in ay Dibnaha midabkoodu kale duwan yahay ay ka dhigto midab isku mida.sidoo kale waxay ka Daweysaa Dibnaha dildilaacay ama qolofta yeeshay..
Isticmaal Aleo lips Si aya kaga caawiso dhib kasta oo ku imaada Dibnaha..

Waxa lagu keenaya Goobtad joogto.kaliya waxnu ka shaqaynaa imika Somaliland dhexdeeda Uun.
Price :- $ 5
nagala soo xidhiidh:-063-3652585
065-9502008

100% Malab Dabiici ah oo leh Dhadhan cajiib ah.oo ay si sahlan u cabi karaan Dadka waaweyn iyo caruurtuba.price:- $ 19Na...
09/03/2020

100% Malab Dabiici ah oo leh Dhadhan cajiib ah.oo ay si sahlan u cabi karaan Dadka waaweyn iyo caruurtuba.
price:- $ 19
Nagala soo xidhiidh:-
whats Aap:-063 3652585
065 9502008.

Aleo Berry Nectar Cabitaankani waxa uu ka kooban yahay dhamaan Vitamins,macdanta,amino acids iyo enzymes oo laga helo Da...
09/03/2020

Aleo Berry Nectar Cabitaankani waxa uu ka kooban yahay dhamaan Vitamins,macdanta,amino acids iyo enzymes oo laga helo Dacarta iyo Tufaaxa..Aad buu faa'ido ugu leeyahay Dadka kaadidu ku istaagto iyo dadka kalyaha dhagxan kaga jiro iyo waliba infection .
sidoo kale wax faa'iido ugu tahay haweenka qaba xanuunka Caado wareerka..

price :-$ 29
Nagala so xidhidh:-063-3652585.
065-9502008.

Ma ka Cabanaysaa Cunto yaraan Caruurtada haysa Hooyo ama Aabo?Caruurtadu ma Cunaan lix nooc oo ah miro iyo khudaar ay u ...
09/03/2020

Ma ka Cabanaysaa Cunto yaraan Caruurtada haysa Hooyo ama Aabo?
Caruurtadu ma Cunaan lix nooc oo ah miro iyo khudaar ay u baahan yihiin si ay u dhisaan jirkooda?
Hadii Jawaabtadu Tahay ( Maya ). Soo Gaadh forever kids oo ah nacnac aad u dhadhan macaan oo ayna diidi karin caruurtu .Cunto badnina u horseedaya..Waxa kaloo ku jira Vitamins badan .waxa ku jira 120 xabo.
Price :-$ 17
Nagala soo xidhiidh:-063-3652585
065-9502008

Ma Ka Cabanaysaa Gaastari?Aloe vera gel iyo fields of greens Waa daawo dabiiciya oo ka dawo ah Xanuunka Gaastariga.Mnsha...
05/03/2020

Ma Ka Cabanaysaa Gaastari?
Aloe vera gel iyo fields of greens Waa daawo dabiiciya oo ka dawo ah Xanuunka Gaastariga.Mnsha alla Dad badana ku boksadeen..Hadii aad ka Cabanayso Gaastari ..
Ka dalbo .
DaawoDabiici Online.com

Bushaaro   bushaaro bushaaroWaxaa loogu bushaaraynayaa dhammaan bulsho weynta somaliyeed in companyga caalamiga ah ee FO...
05/03/2020

Bushaaro bushaaro bushaaro
Waxaa loogu bushaaraynayaa dhammaan bulsho weynta somaliyeed in companyga caalamiga ah ee FOREVER LIVING PRODUCT uu kuu hayo dhammaan daawooyinka dabiici ah kuwaas oo tayadoodu aad usarrayso kana samaysan dhir dabiici ah oo ay ka mid yihiin dacarta,malabka,afakaadhada iyo dhir kale oo muhiim ah.
Haddaba daawooyinka uu companygu idiin hayo waxa kamid ah daawooyinka kuwan hoos idiinka muuqda oo loogu talagalay xanuunada maqaarka ku dhaca sida cambaarta,haaraha, finanka,qawadka iwm.
Sidoo kale companygu waxa uu idiin hayaa alaabooyin dabiici ah oo loogu talagalay daryeelka jidhka (natural cosmatics) kuwaas oo aan wax chemicals ahi ku jirin jidhkana ka dhigaya soft skin midabkiisana aan dhalan bedelayn.
Haddaba waxaad alaabtan ku heli kartaa si fudud yadoo laguugu keenayo meel walba iyo goob walba oo aad joogto.
Ku dalbo hab online ah adigoo kala soo xidhiidhaya.Page kaygan soo diraya Messages...

Ma ka Cabanaysaa Xanuunada kala aha :-1.Macaanka,2.Dhiigkarka iyo 3.Beer subaga .Waxaan ku keenay Dawooyin Dabiici ah oo...
04/03/2020

Ma ka Cabanaysaa Xanuunada kala aha :-1.Macaanka,2.Dhiigkarka iyo 3.Beer subaga .
Waxaan ku keenay Dawooyin Dabiici ah oo laga keenay wadanka USA.oo la hubo Tayadooda Caafimad Dad Badana u Mahadyeen..

Welcome Open hands Macmiil.iyo Qiimo Macquula

Hadii aad cabanayso bidaar islamarkaana ka wewersantahay inaad madaxaaga qaliin ku samaysid ama dawo chemical ah oo mada...
04/03/2020

Hadii aad cabanayso bidaar islamarkaana ka wewersantahay inaad madaxaaga qaliin ku samaysid ama dawo chemical ah oo madaxaaga waxyeesha isticmaashid.

Waxay shirkada Forever living products kuu keentay daawo dabiici ah oo tayo leh oo aan wax chemical ahi ku jirin oo aan madaxaaga waxyeelaan taas oo Timahaagii kuu soo celisaysa. Na gula so xidhiidh SMS.

Waa Shaah dabiiciya oo leh Tayo aad u fican mudo Koobana caloosha iskaga jari karto Ragg iyo Dumar ba..price $19
04/03/2020

Waa Shaah dabiiciya oo leh Tayo aad u fican mudo Koobana caloosha iskaga jari karto Ragg iyo Dumar ba..

price $19

Address

Hargeisa

Telephone

+252633652585

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DaawoDabiici Online.com posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share