22/12/2021
Bulshadu waa shay aad uqiimo badan hadaba waxa iswaydiin mudan siday bulshada unoqonkartaa mid fiican oo waxwadaqabsata Markasta isu faa idaysa waxkastoo wanaagsan xumaanta iska reebta
Hadaba waan inaanku kufikirnaa Maxaa bulshadeena horumar gaadhsiinkara
Maxaa dhib ah ee bulshada haysata
Sidee looga bixikaraa
Maxaa sababaya
Maw aragnaa inay tahay dhib
Aragti wacan