Gudbiye Tv

Gudbiye Tv Gudbiye TV waa Warbaahin kusoo gudbinaysa wax kaste oo Wanaagsan oo waxtar u leh Bulshada.

17/09/2026

Madaxwayne Cirro oo Miiska Trump Saaray Wax Kaste Uu Rabo, Saldhig Militari, Deked & Macdan Qaali Ah

16/09/2026

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in Bangiga Soomaaliya laga furayo Somaliland.

Wasiirka Maaliyadda dalkaas m, Biixi Iimaan Cige, ayaa sidaas sheegay, isaga oo caddeeyey qorshahiisa ay arrintaas wadaan.

16/09/2026

Warbixin Fashilisay In Somaliland Waajahayso Fursado Cajiib Ah Oo La Xidhiidha Aqoonsigeeda Maraykan | Maxaa cusub ?

16/09/2026

“Soomaaliya waa dawlad fashilantay oo si toos ah u saameynaysa, khatarna ku ah danaha UK. Waa meel lagu afduubo dalxiisayaasha iyo shaqaalaha gargaarka.”

15/09/2026

Somaliland: Kooxo Diinta Kiristaanka Faafinaya & Tirada Dadka Diinta Ka Baxay 🤔

14/09/2026

Madaxwayne Cirro Oo Imtixaan & Su'aalo Adag Ku Maraya Maraykanka Maanta

13/09/2026

“Ciidanka xeebaha sida dumarka ayaa 7-da habeenimo la xareeyaa”Suldan Samatar

13/09/2026

“Laba wasiir Somaliland ah ayaa soo qaatay lacagtii E-visa qaybtoodii”Xisbiga Kaah

09/09/2026

Hadalkii Xasan Galaydh jeediyey ee loo badinayo in lagu xidhay maanta.

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa goordhaweyd xabsiga dhigay Wariye Xasan Galaydh oo kamid ah warbaahinta Somaliland, x...
09/09/2026

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa goordhaweyd xabsiga dhigay Wariye Xasan Galaydh oo kamid ah warbaahinta Somaliland, xilli uu ku sugnaa Gabiley.

Waxa loo soo dhaadhiciyey Hargeysa, lamana garanyo sababta keentay xadhiga wariyaha. Xukuumadda iyo laamaha ammaanka midna ilaa hadda k**a hadal sababta xadhiga wariyaha.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gudbiye Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share