Business facility Center BFC

Business facility Center  BFC Business facility Center

🌙 Ciid Mubaarak ❤️💚💙Waxaan hambalyo diirran u dirayaa dhammaan qoyskayga iyo asxaabtayda qaaliga ah meel kasta oo aad jo...
19/03/2026

🌙 Ciid Mubaarak ❤️💚💙
Waxaan hambalyo diirran u dirayaa dhammaan qoyskayga iyo asxaabtayda qaaliga ah meel kasta oo aad joogtaan.
Ilaahay ha idinka aqbalo cibaadadiinna, hana idin siiyo caafimaad, farxad joogto ah iyo nolol barwaaqo leh.
Ciiddaan ha noqoto mid qalbiyadeenna mideysa, jacayl iyo isxasuusin wacan keenta, kana dhigta maalin farxad iyo raynrayn buuxda leh.
Ciid Wanaagsan dhammaantiin! 🤲✨

Fadlan hadaad ubaahato document nala soo xidhiidh
01/01/2026

Fadlan hadaad ubaahato document nala soo xidhiidh

Address

Hargeisa
25263

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Business facility Center BFC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share