Weriye weheliye waaberi

Weriye weheliye waaberi Waxan ahey weriye madax banaan

20/12/2025

been ma sheegtay weligaa

20/12/2025
ma tahay fanaan hibo eebe u siyyey inu luuq tolmoon ku heeso lkin carqalado bdan ku gudban yihiin aniga kuula diyaara in...
27/06/2023

ma tahay fanaan hibo eebe u siyyey inu luuq tolmoon ku heeso lkin carqalado bdan ku gudban yihiin aniga kuula diyaara inan kaa caawiyo
ee page ka follow garee fariin na iigu reeb commentska

27/02/2023

Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa sheegay in dagaalka saaka ku qabteen maxaabiis iyo Tikniko.

"Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu u taagan yahay difaaca Qaranimada Somaliland marwalba.

Haddaba Ciidmada Maamulka Puntland ee Soomaaliya oo ay is-garabsanayaan Kooxaha nabad-diidka iyo argagixisada waxa ay saaka weerar ku soo qaadeen fadhiisamada Ciidamada Qaranka ee jooga jiidda h**e ku sugan ee Gobolka Sool.

Ciidanka Qaranka, waxay kaga jawaabeen gardarada iyo weerarka Ciidanka Puntland dhirbaaxo aanay mahadin, masuuliyada weerarka waxa qaadi doonta Maamulka Puntland-Soomaaliya.
Ciidanka Qaranka waxa ay dagaalka saaka ku qabtaan maxaabiis iyo Tikniko ay wataan cadawga soo duulay.

Waxaanu u sheegaynaa Beesha Caalamka iyo wadamada Jaarka ah in Maamulka Puntland ay gacan siinayaan kooxo argagixiso ah oo doonaya in ay isku fidiyaan guud ahaan Mandaqada Geeska Afrika."

Warbaahinta Ciidanka Qaranka JSL.

waaberi

Generaalkan oo dhaawac xun kasoo gaadhey dagaalkii maanta ay ciidamda Somaliland iyo kuwa huwanta ahi isku gacan saareen...
27/02/2023

Generaalkan oo dhaawac xun kasoo gaadhey dagaalkii maanta ay ciidamda Somaliland iyo kuwa huwanta ahi isku gacan saareen laascaanood ayaa imika lagu dabiibayaa hospitalka laascaanood

# like and follow

Deg Deg: Ciidanka Qaranka Somaliland oo Shaaciyay in ay Dagaalkii saaka Dhacay ku qaqabteen maxaabiis iyo Tiknikada Daga...
27/02/2023

Deg Deg: Ciidanka Qaranka Somaliland oo Shaaciyay in ay Dagaalkii saaka Dhacay ku qaqabteen maxaabiis iyo Tiknikada Dagaalka.

" Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu u taagan yahay difaaca Qaranimada Somaliland marwalba.
Haddaba Ciidmada Maamulka Puntland ee Soomaaliya oo ay is-garabsanayaan Kooxaha nabad-diidka iyo argagixisada waxa ay saaka weerar ku soo qaadeen fadhiisamada Ciidamada Qaranka ee jooga jiidda h**e ku sugan ee Gobolka Sool.
Ciidanka Qaranka, waxay kaga jawaabeen gardarada iyo weerarka Ciidanka Puntland dhirbaaxo aanay mahadin, masuuliyada weerarka waxa qaadi doonta Maamulka Puntland-Soomaaliya.
Ciidanka Qaranka waxa ay dagaalka saaka ku qabtaan maxaabiis iyo Tikniko ay wataan cadawga soo duulay.
Waxaanu u sheegaynaa Beesha Caalamka iyo wadamada Jaarka ah in Maamulka Puntland ay gacan siinayaan kooxo argagixiso ah oo doonaya in ay isku fidiyaan guud ahaan Mandaqada Geeska Afrika " Warbaahinta Ciidanka Qaranka JSL.

Kani waa cabdirisaaq khaliif oo Qaraniimadii ka door bidey Qabiil    Fariin ureeb
27/02/2023

Kani waa cabdirisaaq khaliif oo Qaraniimadii ka door bidey Qabiil

Fariin ureeb

Address

Hargeisa

Telephone

+252637870368

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Weriye weheliye waaberi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Weriye weheliye waaberi:

Share

Category