31/12/2021
"Sannad Waliba Hoodiyo Hawl iyo Dhibaatiyo - Wuxu Hadimo Leeyahay Waa Helaayoo Hadhow Lagu Xusuustaa ......Kii Noo Hagaagee Noqo Loo Han Weyn Yahay"
Sanad wacan oo Wanaaagan Dhamaan Macaamiisha Shirkadda Somsite
Happy new year
#2022