Eng Awil Abdisamed Aw

Eng Awil Abdisamed Aw construction/ News

02/01/2024

Dhamaan dadka reer somaliland waxaa la gudboon ana aan ku boorinayaa inay soo dhaweeyaan Madaxweynaha jamhuriyada somaliland iyo weftiga uu hogaaminaayo.

Dhamaan Golayaasha dalka gaar ahaan guurtida iyo wakiilada waxaan ku boorinayaa oo ku adkaynayaa inay wixii sharci ah ee arinkaa khuseeya ka baaraan degaan, iyagoo dhanka wadaniyada ka eegaya xusuusnaadaana inay wixii shuruuc ah dadkan u qaabilsan yihiin, aduunku iskaashi ayuu leeyahay waxna waa kala iibsadaa waxna waa kala kiraystaa.

intaa waxaa iiraacda, Maaha wax aynu fahmi karo dhawaaqa somalia ee aad moodo in aanay aduunkaba joogin, Arinkan sanado badan ayuu socday, somaliland markii imaradka carabta saldhiga iyo dekeda lagu wareejinaanay, macnaha waxay u haysteen in imaaraadku deked ubaahan yahay.

markaa dadka somalia ku nool xiliga ay waxfahmayaan ma jirto cid ka faaloon kartaa.

29/09/2023

Dawladu waa dadka, dadkuna waa dawlada, hadaaan siwada jira laysu kaashana midna jiri maayo.

Waxaan doonayaa inaan iftiimiyo sarifkii Mobile-ka laga dhex sarifan jiray wuxuu marayaa meel halis ah, lacagtan uu kuugu sarifayo mobile-ku maaaha sarifka saxda ah ee suuqa.

Dadkuna ma wada oga, sidaa awgeed Bank waxaa la gudboon inuu sariflayaasha kantaroolo oo Qiimaha uu u jaray ku ilaaliyo.

Sariflayaashuna waa inay iimaansadaan wixi mobilkooda looga sarifto, waa khalad qiimaha lacagtuna wuu dhacayaa hadii ay dadka siiyaaan wax aan laysla ogayn.

Shillinku intii uu degenaa saamaynta dhaqaale ee dalku way degenayd, hadii la ilaaliyana wuu sii degenaanayaa hadiise khalkhal ku yimaado guri kasta waa laga dareemi doonaaa.

Wada jir halagu ilaaliyo shillinka dalka.

28/09/2023

Gobolka Awdal waa Gobol dalka laqaba wixi Duruufo ah, Xildhibaanada maanta Hadlay waa Xildhibaano Qaran Niyada waa inay ku hayaan inaan Gobolka awdal oo keliya Loodooran Ee dalka oo dhan ay xildhibaano u yihiin sidoo kale waa inay ogaadaan in aymaanta jirto duruufo badan gaar ahaan xaga siyaasada Wixii Gobol Loo raadinayo waxay ku wanaagsan tahay xilli xaaladu Degan tahay lagu beego, hadii kale waxay u muuqanaysaa Arimo Qarsoon oo aan la shaacin.

Maanta waxa ugu Qaalisan ee Aduunku isku raacsan yahay diinta islaamkuna aad uga hadashay oo qiimo weyn inagu leh waaa nabad gelyada. arintaasi waxay u baahayn tahay in aad looga feejignaado.

Dastuurka furistiisu maaha waxweyn, kordhinta Goobaha codbixintuna Gobolkasta in la kordhiyaa waa muhiim, waayo sanadkasta dadku way sii kordhayaan.

Dalka iyo dadkaba waxaan ku boorinayaa in ay nabada ilaashadaaan, Dadkii Qaxay, Guryahoodii dumeen, dadkii ay jeclaayeena waayay cid wax uga Qabanaysaana aanay jirin ayaa dareemi kara waxay colaadu leedahay.

Wadooyinkii maayarku sameeyay waxay khadyaan ka taagan yihiin beebab daxalaystay oo meel walba ka liigaya.Bal eeg halkan...
05/11/2022

Wadooyinkii maayarku sameeyay waxay khadyaan ka taagan yihiin beebab daxalaystay oo meel walba ka liigaya.

Bal eeg halkani waa wadada maxk**ada dhinac marta dhawaan ayaa dib u habayn lagu sameeyay.

04/11/2022

Maxay tahay masuuliyad darada ka weyni inaad tidhaahdo Qarax Dhacayaan sii Ogaa waxna k**a Qaban, iyadoo weliba adiga laguu xilsaaray wax kaqabashadeeda????

Diyaaradihii iyo Ajaanibkii waa loo digay, looma ooyaanku waa ayo?

Ilaahay ha u naxariisto, somalia dagaal toos ah ayay gashay.
30/09/2022

Ilaahay ha u naxariisto, somalia dagaal toos ah ayay gashay.

03/06/2022
08/03/2022

Waxba k**a qaban karaan

02/03/2022

In ka badan 10 sanno ayaanan kobtan wax badan soo gelin, haddase wixi ka danbeeya si maalinle ah baynu u wada socon insha Allaah.

17/12/2021

Fadliga maalinta jimce. SH Mustafe Xaaji

Address

150
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Awil Abdisamed Aw posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Eng Awil Abdisamed Aw:

Share